Thursday, January 22, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xamaas oo sheegtay in ay kordhineyso Gantaalada haddii Israel aysan joojin duqeynta

admin by admin
7 years ago
in Wararka
0
Xamaas oo sheegtay in ay kordhineyso Gantaalada haddii Israel aysan joojin duqeynta
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Wasiirka Ganacsiga XFS oo kulan mira-dhal ah la qaatay Ganacsato

Wasiirka Ganacsiga XFS oo kulan mira-dhal ah la qaatay Ganacsato

January 21, 2026
Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Soomaaliya oo Ansixisay Heshiiska Urur-Goboleedka IGAD

January 21, 2026

 Garabka hubeysan ee ururka Xamas ayaa sheegay in ay xoojinayaan weerarada iyo gantaalada rasaasta ah ee ay la beegsanayaan magaalooyinka Israeli ee Ashdod iyO Beersheba,haddii ay sii wadaan duqeymanka xagga cirka ah ee lagu hayo dadka Falastiin.

 

Ugu yaraan 5-falastiiniyiin ah ayaa ciidamada Israeli ay ku dileen weerarada cusub ee ay ka fuliyeen deegaanada ay go’doomiyeen, waana dagaaladii ugu xumaa ee dhexmara labada dhinac wixii ka dambeeyay sanadkii 2014-kii.

Rabshadahan ayaa daba jooga weeraro gaadmo ah oo ciidamada Isra’il ay ku dileen 8-ruux oo ay ku jiraan saraakiil ka tirsan ururka Xamaas

Xamaas ayaa ka digtay in ay kordhin doonto xowliga ama ridada  gantaalada rasaasta ah ee ay la beegsaneyso dhulka Yuhuudda.

In ku dhow 3-boqol oo gantaal ayaa xoogagga Xamaas ay la beegsadeen deegaanada Yuhuudda .

Previous Post

Agaasime Cadaala “Waxaa la dar dargelinayaa in digital loo badalo dhamaan cajaladaha Keydka Hadalka ee Radio Muqdisho” SAWIRRO

Next Post

Shirkii 32-aad ee Maayarada Caasimadaha Wadamada Islaamka oo lasoo gaba gabeeyay Dalka Jabuuti

Next Post
Shirkii 32-aad ee Maayarada Caasimadaha Wadamada Islaamka oo lasoo gaba gabeeyay Dalka Jabuuti

Shirkii 32-aad ee Maayarada Caasimadaha Wadamada Islaamka oo lasoo gaba gabeeyay Dalka Jabuuti

Wasiirka Ganacsiga XFS oo kulan mira-dhal ah la qaatay Ganacsato

Wasiirka Ganacsiga XFS oo kulan mira-dhal ah la qaatay Ganacsato

January 21, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Dowladda Federaalka Soomaliya, Mudane Jamal Maxamed Xasan ayaa maanta kulan la yeeshay xubno ka tirsan...

Somalia Ratifies the IGAD Treaty

Somalia Ratifies the IGAD Treaty

January 21, 2026
0

The Federal Republic of Somalia is pleased to announce the ratification of the new Intergovernmental Authority on Development (IGAD) Treaty,...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Soomaaliya oo Ansixisay Heshiiska Urur-Goboleedka IGAD

January 21, 2026
0

Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si rasmi ah u ansixisay Heshiiska Urur-Goboleedka IGAD, iyadoo noqotay dowladdii shanaad ee ansixisa, taas oo...

Iskaashiga Diblomaasiyadeed ee Soomaaliya iyo Shiinaha oo sii xoogaysanaya

Somalia Thanks China for Continued Support and Strong Bilateral Cooperation

January 21, 2026
0

The Ministry of Foreign Affairs and International Cooperation of the Federal Republic of Somalia, led by H.E. Abdisalam Ali ,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In