Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Agaasime Ku xigeenka Guud ee HSJ oo tababar usoo xiray Saraakiil ka tirsan HSJ

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
7 years ago
in Wararka
0
Agaasime Ku xigeenka Guud ee HSJ oo tababar usoo xiray Saraakiil ka tirsan HSJ
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
K/Xigeenka Agaasimaha Guud ee Hey’adda Socdaalka & Jinsiyadda Soomaaliya (HSJ) Md,Cabdullaahi Xaaji Bashiir, ayaa maanta  Muqdisho ugu soo xiray tababar u socday mudo 3-Maalmood ah Saraakiil ka kala timid laamaha ay Hey’addu ku kala leedahay Gobolada Dalka,
 Ku xigeenka Agaasimaha Guud Mudane Cabdullaahi Xaaji Bashiir, ayaa uga horeyn uga mahadceliyay Hey’adda Socdaalka Aduunka (IOM) oo iyadu soo qaban qaabisay tababarkan ay Saraakiisha Hey’addu ku baranayeen casharo ku saabsan adeegsiga qalabka iyo hababka casriga ah ee loogu adeegsado Socdaalada.
 K/Xigeenka Agaasimaha Guud Md Cabdullaahi Xaaji, ayaa ugu dambeyn waxa uu shahaadooyin gudoonsiiyay Saraakiisha tababarkan loo soo xirayay, wuxuuna kula dardaarmay  in Aqoonta ay ka kororsadeen mudadii 3-da Maalmood aheyd ee ay ku guda jireen tababarka ay ku dabaqaan shaqooyinka ay ka hayaan Xarumaha Hey’adda ee ay ka kala yimaadeen, islamarkaana waxa uu sidoo kale uga baaqay iney uga faa’ideeyaan Saraakiisha kale ee aan  Tababarkan  nasiibka u yeelan ee ay uga soo tageen Xarumahooda shaqo.
Dhanka kale, Hogaanka Sare ee Hey’adda Socdaalka & Jinsiyadda Soomaaliya (HSJ) ayaa waqtiyadan dambe dadaal xoogan ugu jira sidii   Saraakiisha Hey’adda loogu heli lahaa tababaro sare loogu qaadayo aqoonta & feejignaanta howlaha socdaalka, iyadoo uu hiigsiga Hogaanka sarena yahay sidii isku filnaanshiyo buuxda oo dhanka waajibaad kooda shaqo ah loo wada gaarsiin lahaa guud ahaan Saraakiisha Hey’adda Socdaalka & Jinsiyadda Soomaaliya.
Previous Post

Madaxweynaha JFS oo khudbad kajeediyay madasha Iskaashiga Afrika iyo Ruushka+sawirro

Next Post

DFS oo Shirkadaha Shell/ExxonMobil oo kuleh Soomaaliya Xirmooyin Shidaal ka heshey Ijaarka Xirmooyinkaas

Next Post
DFS oo Shirkadaha Shell/ExxonMobil oo kuleh Soomaaliya Xirmooyin Shidaal ka heshey Ijaarka Xirmooyinkaas

DFS oo Shirkadaha Shell/ExxonMobil oo kuleh Soomaaliya Xirmooyin Shidaal ka heshey Ijaarka Xirmooyinkaas

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In