Monday, March 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Agab Caafimaad oo la gaarsiiyay ciidamada ku jiro furumaha hore ee dagaalka Gobolka Mudug

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
5 years ago
in Wararka
0
Agab Caafimaad oo la gaarsiiyay ciidamada ku jiro furumaha hore ee dagaalka Gobolka Mudug
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Qeybaha kala duwan ee bulshada Magaalada Dhuusamareeb oo isu xilqaamay dhiirigelinta Ciidamada Qaranka ee ku jir furumaha hore ee dagaalka lagu ciribtirayo argagixisada Al-Shabaab ayaa waxa ay gaarsiiyeen agab caafimaad si loogu dabiibo ciidamada Dhaawacyada ay soo gaaraan.

Agabkaan caafimaad oo ka koobnaa kuwa gar gaarka deg dega ah iyo kuwa kale ayaa Waxaa kala wareegay taliyaha ciidanka dhulka Generaal Maxamed Tahliil Biixi iyo wasiirka Amniga Gaalmudug Axmed Macalin Fiqi kuwaasi oo si la mid ah ku sugan furumaha Dagaalka.

Related posts

Wasiirka Dekadaha XFS oo heshiis Is-afgarad ah la saxiixday Agaasimaha Shirkadda Somali Ship Register Limited

Wasiirka Dekadaha XFS oo heshiis Is-afgarad ah la saxiixday Agaasimaha Shirkadda Somali Ship Register Limited

March 29, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo kulan mira-dhal ah la qaatay Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo kulan mira-dhal ah la qaatay Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda

March 29, 2026

Dr. Mahad Cabdullaahi Shiine Madaxii hore ee hogaanka caafimaadka ciidanka xoogga Dalka ooh or kacay bulshada isi xilqaantay ayaa agabkaan ku wareejay waxaana uu balan Qaaday inay mar walbo garab taaganyihiin ciidamada utaagan difaaca dalka ,Diinta iyo Dadka Soomaaliyeed.

Taliyaha ciidanka dhulka ee xoogga dalka general Maxamed tahliil Biixi iyo wasiirka Amniga Galmudug Axmed Macalin Fiqi ayaa uga mahadceliyay garab istaaga ay shacabka u Muujiyan ciidankooda waxaana sidoo kale ay ugu baaqeen in dhamaan shacabka ku dhaqan Galmudug ay la shaqeeyaan ciidanka si looga adkaado loogana ciribtiro argagixisadda Deegaannada faro ku tiriska ay kaga harsanyihiin deegaannada Galmudug.

Tags: Agab Caafimaad oo la gaarsiiyay ciidamada ku jiro furumaha hore ee dagaalka Gobolka Mudug
Previous Post

Ciidanka Xoogga oo duqeyn ka dhan ah Al-Shabaab ka fuliyay Gobolka Mudug

Next Post

Wasaaradda waxbarashada XFS oo Hambalyo udirtay Ardaydii ka gudubtay Imtixaankii Qaranka .

Next Post
Wasaaradda waxbarashada XFS oo Hambalyo udirtay Ardaydii ka gudubtay Imtixaankii Qaranka .

Wasaaradda waxbarashada XFS oo Hambalyo udirtay Ardaydii ka gudubtay Imtixaankii Qaranka .

Wasiirka Dekadaha XFS oo heshiis Is-afgarad ah la saxiixday Agaasimaha Shirkadda Somali Ship Register Limited

Wasiirka Dekadaha XFS oo heshiis Is-afgarad ah la saxiixday Agaasimaha Shirkadda Somali Ship Register Limited

March 29, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda XFS Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur, ayaa maanta heshiis Is-afgarad la saxiixday Agaasimaha Shirkadda Somali...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo kulan mira-dhal ah la qaatay Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo kulan mira-dhal ah la qaatay Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda

March 29, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan mira dhal ah la...

Wasiirka Qoyska XFS oo Muqdisho ka furtay kulan Hawleed ku saabsan sare u qaadista Hoggaaminta Haweenka

Wasiirka Qoyska XFS oo Muqdisho ka furtay kulan Hawleed ku saabsan sare u qaadista Hoggaaminta Haweenka

March 29, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furtay kulan hawleed...

SOMALI NATIONAL FORCES CONDUCT MILITARY OPERATION AGAINST KHARIJITES AL SHABAB IN DAYNUNAY

SOMALI NATIONAL FORCES CONDUCT MILITARY OPERATION AGAINST KHARIJITES AL SHABAB IN DAYNUNAY

March 29, 2026
0

Somali National Security Forces, conducting operations against Kharijites militants, successfully cleared roadblocks set up by the terrorists in Daynunay area...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In