Thursday, September 10, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maxay ka wadahadleen Agaasimaha wasaarada gaadiidka iyo gudoomiyaha guddiga DF?

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
4 years ago
in Wararka
0
Maxay ka wadahadleen Agaasimaha wasaarada gaadiidka iyo gudoomiyaha guddiga DF?
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista hawada Xukuumadda Federaalka Soomaali mudane Cali Gacal Gaabow oo xafiiskiisa ku qaabilay Gudomiyaha Gudiga Shaqaalaha (Rayidka) Somaliyeed Xasan Abshiraw Maxamed ayaa ka wada hadlay arrimo badan oo dhanka shaqada ku saabsan.

Mas’uuliyiinta ayaa kulankooda diiradda ku saaray fulinta nadaamka shaqaalaha oo ay ugu horayso isla xisaabtan iyo dhamaan in shaqaaluhu soo xaadiraan wakhtiga loo qorsheayey shaqada sida subaxdii iyo Galabkii  oo ay maraan suul saarka oo ah nadaam Electronic ah oo lagu ogaanayo qofkii Gutay wajibaadkiisa  shaqo iyo kii aan gudan intaba.

Related posts

Danjire Jabriil oo ka qeybgalay shir muhim ah oo ka dhacay Nairobi

Danjire Jabriil oo ka qeybgalay shir muhim ah oo ka dhacay Nairobi

September 10, 2026
MADAXWEYNAHA JFS OO KORMEERAY TALISKA QAYBTA KOOWAAD EE KUMAANDOOSKA GORGOR

MADAXWEYNAHA JFS OO KORMEERAY TALISKA QAYBTA KOOWAAD EE KUMAANDOOSKA GORGOR

September 10, 2026

Agasime Cali Ga’al Gabow ayaa uga warbixiyey Guddomiye Abshiraw inay dhamaan shaqalaha la socod siiyeen ku soo noqoshada Shaqada, madaama uu dhamaaday xanuunkii COVID-19 oo isaga awgii ay shaqaale badan ugu maqnaayeen shaqada, Gufdomiyaha ayaa dhankiisa uga mahadceliyey Madaxda Wasaaradda Gaadiidka iyo shaqaalaha qaadashada iyo ku dhaqanka awaamiirta Guddiga shaqaalaha.

Previous Post

Shirka Nabadda, Horumarka iyo Dawladnimada Geeska Afrika oo lagu soo afmeeray Ethiopia

Next Post

Sawirro: Mashruuca Biyoole oo Sheybaar ku wareejiyey wasaarada xanaanada xoolaha Galmudug

Next Post
Sawirro: Mashruuca Biyoole oo Sheybaar ku wareejiyey wasaarada xanaanada xoolaha Galmudug

Sawirro: Mashruuca Biyoole oo Sheybaar ku wareejiyey wasaarada xanaanada xoolaha Galmudug

Danjire Jabriil oo ka qeybgalay shir muhim ah oo ka dhacay Nairobi

Danjire Jabriil oo ka qeybgalay shir muhim ah oo ka dhacay Nairobi

September 10, 2026
0

Waxaa magaalada Nairobi lagu qabtay Shirka Heerka Sare ee Iskaashatada Horumarinta iyo Wakiillada Diblomaasiyadeed ee Dib-u-soo-nooleynta Webiyada Nairobi, kaas oo...

MADAXWEYNAHA JFS OO KORMEERAY TALISKA QAYBTA KOOWAAD EE KUMAANDOOSKA GORGOR

MADAXWEYNAHA JFS OO KORMEERAY TALISKA QAYBTA KOOWAAD EE KUMAANDOOSKA GORGOR

September 10, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo magacaabay Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda Caddaaladda

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo magacaabay Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda Caddaaladda

September 10, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabay Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka....

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo ka qeybgalay kulan ku saabsan “Waaga Cusub ee Xiriirka Türkiga iyo Soomaaliya”

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo ka qeybgalay kulan ku saabsan “Waaga Cusub ee Xiriirka Türkiga iyo Soomaaliya”

September 10, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur, Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud iyo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In