Xafiiska xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka ayaa sheegay in uu maxkamad horkeeyay 36 eedeysane oo ajaanib ah iyo 30 tan oo kalluun ah oo si sharci darro ah ay uga kalluumeysteen xeebaha dalkeena.
Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan doceedyo la qaatay Mas’uuliyiin kala duwan
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeybgalayey Madasha Sanadlaha ee Dhaqaalaha Adduunka ee Davos ayaa kulan...