Guddoomiyaha Golaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo maanta khudbad ka jeediyey Daah furka Shirka Dib U eegista Dastuurka ayaa ka hadlay arrimo muhiim ah oo la xiriira marxaladda dalka.
Hadaba Hoose ka Akhriso Hadal jeedina Guddoomiyaha Golaha Aqalka sare.