Monday, July 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Akhriso Liiska Magacyada Golaha Wasiirrada cusub ee Galmudug

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
9 years ago
in Wararka, Xulashada
0
DHAGAYSO +Madaxweyna Galmudug oo maanta gaaray Cadaado
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa liiska magacyada Golaha Wasiirada cusub ee uu dhawaan magacaabay Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf.

Liiska Wasiirada Galmudug

Related posts

Kumaandooska DANAB oo Jubbada dhexe ku dilay Horjooge u dhashay Dalka Nepal

Ciidanka Kumaandooska Danab oo howlgal qorsheysan ku dilay horjoogayaal iyo maleeshiyaadka Khawaarijta

July 13, 2026
Wasiir Khadiija Al-Makhzoumi oo ka qeybgashay Shirweynaha 9-aad ee Arrimaha Haweenka ee Pakistan

Wasiir Khadiija Al-Makhzoumi oo ka qeybgashay Shirweynaha 9-aad ee Arrimaha Haweenka ee Pakistan

July 13, 2026
  1. Mudane Maxamed Cabdi Maxamed Wasiirka Cadaaladda iyo Garsoorka
  2. Mudane Maxamed Xayir Nuur Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo dowladaha Hoose
  3. Mudane Saciid Siyaad Shirwac Wasiirka Maaliyadda iyo Horumarinta Dhaqaalaha
  4. Mudane Cismaan Ciise Nuur “Taar-dhuleed” Wasiirka Amniga Gudaha
  5. Mudane Mursal Cabdiraxamaan Axmed Wasiirka Awqaafta iyo Diinta
  6. Mudane Xasan Maxamed Warsame Wasiirka Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda.
  7. Mudane Daahir Xasan Xuseen Wasiirka Howlaha Guud iyo Guryenta
  8. Mudane Cabdiqaadir Cabdullaahi Warsame Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha.
  9. Mudane Maxamuud Aadan Cismaan Wasiirka Warfaafinta iyo Dhaqanka
  10. Mudane Cabdullaahi Cali Maxamed Wasiirka Gaadiidka, Cirka iyo Dhulka.
  11. Mudane Ibraahim Xasan Guureeyee Wasiirka Waxbarashada
  12. Mudane Axmed Dubad Cali Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta
  13. Mudane Axmed Dhiblaawe Casir Wasiirka Beeraha iyo Xanaanada Xoolaha
  14. Mudane Maxamed Xuseen Maxamed Wasiirka Bii’ada, Dhirta iyo Daaqa.
  15. Marwo Naciimo Maxamed Maxamuud Wasiirka Caafimaadka
  16. Marwo Hodan Cabdullaahi Shire Wasiirka Haweenka iyo Horumarinta Xaquuqda Aadanaha.
  17. Mudane Axmed Mire Cali Wasiirka Shaqada iyo Shaqaalaha
  18. Mudane Cali Yuusuf Xuseen Wasiirka Dhallinyarada iyo Cayaaraha
  19. Mudane Cawil Xirsi Xasan Wasiirka Biyaha iyo Korontada
  20. Mudane Maxamed Aadan Qalabxoor Dekadaha iyo Gaadiidka Badda
  21. Marwo Sahro Colaad Cabdi Wasiirka Qurbo joogta iyo Dhiiri gelinta Maalgeshiga
  22. Mudane Shire Xirsi Maxamed Wasiirka Gargaarka Beni’aadanimada iyo Daryeelka Naafada

 

Wasiiru-dowlayaal

  1. Mudane Cumar Maxamed Diiriye Wasiiru dowlaha Arrimaha Gudaha iyo Dowladaha Hoose.
  2. Mudane Khadar Axmed Shire Wasiiru dowlaha Maaliyadda iyo Horumarinta dhaqaalaha
  3. Mudane Cabdulaahi Axmed Calasow Wasiiru dowlaha Amniga Gudaha
  4. Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cismaan Wasiiru dowlaha Qorsheynta iyo Iskaashiga Caalamiga ah
  5. Mudane Juneyd Ismaaciil Cigale Wasiiru dowlaha Kalluumeysiga iyo Kheyraadka badda.
  6. Mudane Cabdulle Xasan Nuur Wasiiru dowlaha Gaadiidka, Cirka iyo Dhulka
  7. Mudane Burhaan Warsame Cigaale Wasiiru dowlaha Waxbarashada
  8. Mudane Cabdirisaaq Cali Jaamac Wasiiru dowlaha Caafimaadka

 

Liiska Wasiir ku-xigeenada Galmudug

  1. Mudane Mahdi Maxamuud Sahal Wasiir ku-xigeenka Arrimaha gudaha iyo Dowladaha Hoose
  2. Mudane Maxamuud Guure Guuleed Wasiir ku-xigeenka Cadaaladda iyo Garsoorka.
  3. Mudane Maxamed Axmed Faarax Wasiir ku-xigeenka Maaliyadda iyo Horumarinta Dhaqaalaha
  4. Mudane Mahad Xasan Maxamed Wasiir ku-xigeenka Amniga Gudaha
  5. Mudane Basiir Cabdullaahi Cali Barre Wasiir ku-xigeenka Qorsheynta iyo Iskaashiga Caalamiga ah
  6. Mudane Bashiir Cismaan Guuleed Wasiir ku-xgeenka Awqaafta iyo Diinta
  7. Mudane Axmed Cabdullaahi Maxamuud Wasiir ku-xigeenka Howlaha Guud iyo Dib u dhiska
  8. Mudane Cabdi Daahir Xuseen Cali Wasiir ku-xigeenka Ganacsiga iyo Warshadaha
  9. Mudane Cabdiraxmaan Jaamac Faarax Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta iyo Dhaqanka
  10. Mudane Maxamed Abuukar Gaas Wasiir ku-xigeenka Gaadiidka, Cirka iyo Dhulka
  11. Mudane Ilyaas Maxamuud Xuseen Wasiir ku-xigeenka Waxbarashada
  12. Mudane Cabdiqaadir Maxamuud Macalin Wasiir ku-xigeenka Boostada iyo Isgaarsiinta
  13. Mudane Cabdullaahi Cabdi Siyaad Wasiir ku-xigeenka Beeraha iyo Xanaanada Xoolaha
  14. Mudane Maxamed Xasan Cali Wasiir ku-xigeenka Caafimaadka
  15. Marwo Hani Xasan Maxamed Wasiir ku-xigeenka Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha
  16. Mudane Daahir Faarax Fiidow Wasiir ku-xigeenka Shaqada iyo Shaqaalaha
  17. Mudane Abshir Cabdi Shiiqow Wasiir ku-xigeenka Dhallinyarada iyo Isboortiga
  18. Mudane Maxamed Nuur Diini Wasiir ku-xigeenka Biyaha iyo Korontada
  19. Mudane Cabdullaahi Cilmi Cali Wasiir ku-xigeenka Dastuurka iyo Dib-u-heshiisiinta
  20. Mudane Cabdiraxmaan Axmed Cilmi Wasiir ku-xigeenka Dekadaha iyo Gaadiidka Badda
  21. Mudane Nuur Maxamuud Maxamed Wasiir ku-xigeenka Qurbo joogta iyo Dhiiri gelinta Maalgeshiga
  22. Mudane Mahad Maxamuud Cali Wasiir ku-xigeenka Gargaarka Beni’aadannimada iyo Daryeelka Naafada

Liifa Hoose ka eeg

Previous Post

Wasaaradda Warfaafinta Iyo Safaaradda China Oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Xiriirka Labada Dal “SAWIRRO”

Next Post

Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay jaaliyadda Soomaaliyeed ee Masar

Next Post
Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay jaaliyadda Soomaaliyeed ee Masar

Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay jaaliyadda Soomaaliyeed ee Masar

Somali Ambassador Signs Book of Condolences at Qatar Embassy in Pretoria

Somali Ambassador Signs Book of Condolences at Qatar Embassy in Pretoria

July 13, 2026
0

H.E. Adam Isak Ali, Ambassador of the Federal Republic of Somalia to the Republic of South Africa signed the Book...

DAAWO SAWIRRADA: Howlgalkii Ciidanka Ay Kula Wareegeen Kuntuwaareey Iyo Carruur Ay Soo Furteen

Somali Special Forces Eliminate Seven Al-Shabaab Fighters in Midnight Operation

July 13, 2026
0

The specially trained Danab Commandos of the Somali National Armed Forces conducted a planned operation shortly after midnight in Sablaale...

Kumaandooska DANAB oo Jubbada dhexe ku dilay Horjooge u dhashay Dalka Nepal

Ciidanka Kumaandooska Danab oo howlgal qorsheysan ku dilay horjoogayaal iyo maleeshiyaadka Khawaarijta

July 13, 2026
0

Ciidanka Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa xalay saqdii dhexe howlgal qorsheysan ka fuliyay degmada Sablaale ee gobolka Shabeellaha...

Wasiir Khadiija Al-Makhzoumi oo ka qeybgashay Shirweynaha 9-aad ee Arrimaha Haweenka ee Pakistan

Wasiir Khadiija Al-Makhzoumi oo ka qeybgashay Shirweynaha 9-aad ee Arrimaha Haweenka ee Pakistan

July 13, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo Khudbad ka Jeedisay Shirweynaha 9-aad ee Arrimaha Haweenka ee ka socda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In