Wasaarada Arrimha Gudaha iyo faderaalka Xukuumada Soomaaliya ayaa warsaxaafadeed ka soo saartay Shir ku lagu soo gabagabeeyay magaalada Cadaado kaas oo looga hadlayay midaynta siyaasadda dawladaha hoose, halkaas hoose ka Akhriso.
Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay
RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...












