Tuesday, February 10, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Akhriso Warbixin: Awooda DFS iyo Tabaryarida Al shabaab

caqiil by caqiil
8 years ago
in Wararka
0
Akhriso Warbixin: Awooda DFS iyo Tabaryarida Al shabaab
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Tan iyo markii la Doortay Madaxweynaha Jahmuuriyadda Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo horaantii Sanadkaan 2017 ayaa waxaa qalqal xoogani soo wajahay Madaxda iyo maleesjiyaadka ay wataan oo ka tirsan nabad diidka Al shabaab kaasoo ku aadan Cabsi ay ka qabaan doorashada Madaxweynaha DFS Mudane Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo iyo midoobida Shacabka Soomaaliyeed oo dhamaan ku faraxsanaa in baarlamaanka Dowladda Soomaaliya ay doorteen Shaqsi ay Shacabku doonaayeen inuu hugaamiyo Qaranka Soomaaliya.

8 feberaayo ayaa ah maalin ku weyn Shacabka Soomaaliyeed meel kastoo ay joogaan waana maalintii Baarlamaanka DFS ay hugaamiyaha Qaranka Somaaliyeed u goorteen Mudane Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo waxaana jiray in Dalka iyo dibadiisa ay ka dhaceen dabaal degyo waawayn oo ay dhigeen Shacabka Soomaaliyeed taasoo sabab u ahayd helitaanka hugaamiye Qaran oo ay ku farxeen Muwaadiniinta Soomaaliyeed iyo in baarlamaanku ka jawaabeen hamigii Shacabka.

Related posts

Wasiirka Cadaaladda XFS oo kulan mira-dhal ah la qaatay dhiggiisa Dalka Turkiga

Wasiirka Cadaaladda XFS oo kulan mira-dhal ah la qaatay dhiggiisa Dalka Turkiga

February 10, 2026
Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo booqday xarunta IMCTC

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo booqday xarunta IMCTC

February 10, 2026

Hase-yeeshee Doorashada Madaxweynaha JFS mudane Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo waxaay dhabarjab iyo Bar naxdin leh ku noqotay hugaamiyaasha iyo Maleeshiyaadka u Dagaalama nabad diidka Al shabaab.

Maleeshiyaadka Argagixisada ah ee Al shabaab ayaa soo xasuustay Dharbaaxyadii ay kala kulmeen Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed xili uu R/wasaaraha xukumadda uu ahaa Mudane Farmaajo sanadkii 2011 markaasoo Maleeshiyaadka laga Saaray Magaalada Muqdisho ee Soomaaliya Soomaalia loogana dilay Ciidamadii ugu badnaa ee ka dhinta nabad diidka.

Mudane Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa Markii xilka R/wasaare u magacaabay Madaxweynihii Dowladdii KMG ahayd Mudane Shiikh Shariif Shiikh Axmed Waxaa u muhiimad gaar uu siiyay Dhismaha iyo qalabaynta Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed taas oo suuragalisay in Maleeshiyaadka laga gacan maroojiyay guud ahaanba Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho Beesha Caalamkana tustay sida ay Soomaaliya kaga go,need in nabad diidka laga saaro Dalka.

Doorashadii Madaweyne ee Mudane Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo waxii ka dambeeyay ayaa Maleeshiyaadka gabalkoodu sii dhacayo ee Al shabaab Waxaa ay galeen Xaalad mugdi iyo madmadoow leh oo ku aadan Cabsida ay ka qabaan in mar kale uu Dalka xilka ugu sareeya ka qabto Mudane Maxamed C/laahi Farmaajo iyo sida ay ugu hanweynyihiin Mudwadiniinta Soomaaliyeed in Dalka deegaanada ay kaga sugan yihiin Al shabaab laga saarayo nabad diidka Al shabaab.

Madaxweyne Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo ayaa durba bilaabay dhismaha iyo dhiiro galinta Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed taasoo ku aadan sidii Ciidamadu ay Maleeshiyaadka Argagixusada ah ee Al shabaab looga saari lahaa deegaanada ay kaga sugan yihiin Dalka Waxaana jira deegaano ay la wareegeen Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed kuwaa soo ay maamuli jireen Argagixisadu oo ay ugu dambaysay Deegaanadii shalay laga gacan maroojiyay Al shabaab oo ka tirsanaa deegaano u dhaxeeya Gobolada Shabeelooyinka.

Dhawaan ayuu ku dhawaaqay Madaxweyne Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo Dagaal ka dhan ah Al shabaab kaas oo ku aadan guud ahaanba laga saaro Dalka uguna baaqay Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed in ay u diirgarooobaan Ciribtirka nabad diidka Al shabaab waxaana jira iminka qalqal xooggan oo soo food saaray Madaxda Al shabaab.

Kulan ay Shalay wadaqaateen Madaxda DFS,Maamul goboleedyada qeybta ka ah iyo Saraakiisha Ciidamada Midowga Africa ee Howlgalka AMISOM ayaa laysla meel dhigay qaabkii Argagixisada Al shabaab looga sifayn lahaa deegaanada wali ay ku dhibaateeyaan Shacabka Soomaaliyeed.

By Wariye Baashi Cali Xaashi:

 

Previous Post

Madaxweyne Trump oo ka hadlay xiriirka kala dhexeeya Japan

Next Post

Madaxweynaha Hirshabelle oo Xalay Kulan Casho Sharaf Ah Laqaatay Xildhibaanada Dowladda Dhexe Ku Matala Hirshabelle “Sawirro”

Next Post
Madaxweynaha Hirshabelle oo Xalay Kulan Casho Sharaf Ah Laqaatay Xildhibaanada Dowladda Dhexe Ku Matala Hirshabelle “Sawirro”

Madaxweynaha Hirshabelle oo Xalay Kulan Casho Sharaf Ah Laqaatay Xildhibaanada Dowladda Dhexe Ku Matala Hirshabelle "Sawirro"

Wasiirka Cadaaladda XFS oo kulan mira-dhal ah la qaatay dhiggiisa Dalka Turkiga

Wasiirka Cadaaladda XFS oo kulan mira-dhal ah la qaatay dhiggiisa Dalka Turkiga

February 10, 2026
0

Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Macallin Maxamuud, ayaa kulan miro-dhal ah la qaatay dhiggiisa...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo booqday xarunta IMCTC

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo booqday xarunta IMCTC

February 10, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo booqasho ku jooga Boqortooyada Sucuudi Carabiya, ayaa maanta booqday xarunta...

Mudanayaasha Labada Aqal ee BJFS oo ka dooday Cutubka 5-aad ee Dastuurka

Mudanayaasha Labada Aqal ee BJFS oo ka dooday Cutubka 5-aad ee Dastuurka

February 10, 2026
0

Mudanayaasha labada aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan wadajir ah ku yeeshay xarunta Golaha Shacabka, waxaana shir...

𝐌𝐢𝐧𝐢𝐬𝐭𝐞𝐫 𝐀𝐛𝐝𝐢𝐬𝐚𝐥𝐚𝐦 𝐀𝐛𝐝𝐢 𝐀𝐥𝐢 𝐀𝐫𝐫𝐢𝐯𝐞𝐬 𝐢𝐧 𝐀𝐝𝐝𝐢𝐬 𝐀𝐛𝐚𝐛𝐚 𝐟𝐨𝐫 𝐭𝐡𝐞 𝟑𝟗𝐭𝐡 𝐀𝐔 𝐒𝐮𝐦𝐦𝐢𝐭

𝐌𝐢𝐧𝐢𝐬𝐭𝐞𝐫 𝐀𝐛𝐝𝐢𝐬𝐚𝐥𝐚𝐦 𝐀𝐛𝐝𝐢 𝐀𝐥𝐢 𝐀𝐫𝐫𝐢𝐯𝐞𝐬 𝐢𝐧 𝐀𝐝𝐝𝐢𝐬 𝐀𝐛𝐚𝐛𝐚 𝐟𝐨𝐫 𝐭𝐡𝐞 𝟑𝟗𝐭𝐡 𝐀𝐔 𝐒𝐮𝐦𝐦𝐢𝐭

February 10, 2026
0

The Minister of Foreign Affairs and International Cooperation, H.E. Abdisalam Ali has arrived in Addis Ababa to participate in the...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In