Sunday, November 29, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

ย Al-Shabaab oo Biyaha Wabiga ku furay deegaano hoostaga degmada Qoryooley ee Gobolka Sh/Hoose

admin by admin
8 years ago
in Wararka
0
ย Al-Shabaab oo Biyaha Wabiga ku furay deegaano hoostaga degmada Qoryooley ee Gobolka Sh/Hoose
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Wasiirka Warfaafinta oo furay Habraaca Wadashaqeynta Booliiska iyo Warbaahinta

Wasiirka Warfaafinta oo furay Habraaca Wadashaqeynta Booliiska iyo Warbaahinta

November 29, 2026
๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐๐š๐š๐ก-๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐š๐ฒ ๐จ๐ฅ๐จ๐ฅ๐š๐ก๐š Q๐š๐ซ๐š๐ง ๐ž๐ž ๐ญ๐š๐ฅ๐ฅ๐š๐š๐ฅ๐ค๐š ๐‚๐ข๐ซ๐ข๐›๐ญ๐ข๐ซ๐ค๐š ๐‚๐ฎ๐๐ฎ๐ซ๐ค๐š ๐ƒ๐š๐›๐š๐ฒ๐ฌ๐ก๐š

November 28, 2026

Wararka naga soo gaarayo degmada Qoryooleey ee Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxay sheegayaan in Kooxda Nabad-diidka Al-Shabaab Tuulooyin hoostaga degmadaasi ku fureen Biyo ka dhashay Fatahaadii uu sameeyay Wabiga Shabeelle.

Kooxda Nabad-diidka ah ayaa ilaa iyo shan Tuulo oo hoostaga degmada Qoryooleey ee Gobolka Shabeellaha Hoose ku gooyay Biyaha,kuwaasi oo sababay in dad badan Guryahooda ay ka barakacaan,waxaana dadka barakacay dib u dejin loogu sameeyay degmada Qoryooley ee Gobolkaasi.

Sidoo kale,Biyaha ayaa saameyn ku yeeshay dalagyada ay dadka beeraleyda ah beerteen,kuwaasi oo gabi ahaanba biyaha ay baabiโ€™iyeen.

Guddoomiyaha degmada Qoryooleey ee Gobolka Shabeellaha Hoose Mudane Sayid Cali Ibraahim Xasan oo la hadlay Warbaahinta Dowladda ayaa sheegay in muddooyinkii danbe ay wadeen howlgalo ay ku baacsanayeen Kooxda argagixisada Al-Shabaab oo falal ay ku dhibaateynayaan dadka rayidka ah ka waday deegaano hoostaga degmadaasi,wuxuuna carabka ku adkeeyay.

โ€œMuddooyinkii danbe waxaan wadnay howlgalo aan ku baacsaneynay cadowga Al-Shabaab oo la soo baxay dhaqan ah iney jaraan wadooyinkii fududeynayay isku socodka,waxayna hadda Biyaha Fatahaada Wabiga ku gooyeen deegaano hoostaga degmada Qoryooleey sida Mashalaay,farxaane iyo Gaawurow,โ€ayuu yiri Guddoomiyaha degmada Qorooleey.

Sidoo kale,Guddoomiye Sayid Cali ayaa sheegay in Ciidamada Xoogga dalka ay ka hortageen qorshe ay argagixisada Al-Shabaab ku damacsanaayeen iney ku jaraan Buundo muhiim ah isku socodka dadka iyo gaadiidka deegaanada hoostada degmadaasi.

Kooxda Nabad-diidka Al-Shabaab oo u babac dhigi waayay awooda Ciidamada Xoogga dalka ayaa u weecday dhibaateynta dadka rayidka ah,waxayna markasta ciidamada Xoogga dalka u taagan yihiin Difaaca dadka iyo dalka Soomaaliyeed.

Previous Post

Kooxda Nabad-diidka Al-Shabaab oo Biyaha Wabiga ku furay deegaano hoostaga degmada Qoryooley ee Gobolka Sh/Hoose

Next Post

Ifraax Axmed “Deeqo waxa ay u dhimatay waxey aheyd wax laga badbaadin karay”

Next Post
Ifraax Axmed “Deeqo waxa ay u dhimatay waxey aheyd wax laga badbaadin karay”

Ifraax Axmed "Deeqo waxa ay u dhimatay waxey aheyd wax laga badbaadin karay"

Wasiirka Warfaafinta oo furay Habraaca Wadashaqeynta Booliiska iyo Warbaahinta

Wasiirka Warfaafinta oo furay Habraaca Wadashaqeynta Booliiska iyo Warbaahinta

November 29, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta Muqdisho ka daah-furay Habraaca Wadashaqeynta...

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐๐š๐š๐ก-๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐š๐ฒ ๐จ๐ฅ๐จ๐ฅ๐š๐ก๐š Q๐š๐ซ๐š๐ง ๐ž๐ž ๐ญ๐š๐ฅ๐ฅ๐š๐š๐ฅ๐ค๐š ๐‚๐ข๐ซ๐ข๐›๐ญ๐ข๐ซ๐ค๐š ๐‚๐ฎ๐๐ฎ๐ซ๐ค๐š ๐ƒ๐š๐›๐š๐ฒ๐ฌ๐ก๐š

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐๐š๐š๐ก-๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐š๐ฒ ๐จ๐ฅ๐จ๐ฅ๐š๐ก๐š Q๐š๐ซ๐š๐ง ๐ž๐ž ๐ญ๐š๐ฅ๐ฅ๐š๐š๐ฅ๐ค๐š ๐‚๐ข๐ซ๐ข๐›๐ญ๐ข๐ซ๐ค๐š ๐‚๐ฎ๐๐ฎ๐ซ๐ค๐š ๐ƒ๐š๐›๐š๐ฒ๐ฌ๐ก๐š

November 28, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo Daah-furay Olalaha Qaran ee Tallaalka Ciribtirka Cudurka Dabaysha, ayaa...

Guddoomiyaha SoDMA  oo kulan miro-dhal ah la qaatay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug

Guddoomiyaha SoDMA oo kulan miro-dhal ah la qaatay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug

November 28, 2026
0

Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, oo safar shaqo ku jooga caasimadda Galmudug ee Dhuusamareeb,...

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo kulan muhiim ah la yeeshay Agaasimaha Hayโ€™adda Socdaalka

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo kulan muhiim ah la yeeshay Agaasimaha Hayโ€™adda Socdaalka

November 28, 2026
0

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah JFS Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadaara), ayaa maanta xarunta Wasaaradda kula...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In