Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Allaha u naxriistee Xildhibaan Xaabsade oo maanta aas Qaran loogu sameeyay Baydhabo

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
Xildhibaan Xaabsade oo ku geeriyooday Muqdisho
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Allaha u naxriistee Xildhibaan Maxamed Ibraahim Xaabsade oo 25-ka bishan Janaayo ku geeriyooday magaalada Muqdisho ayaa maanta aas Qaranka loogu sameeyay magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay.

Aaska ayaa waxaa ka qeybgalay Wasiiro iyo Xildhibaano ka tirsan dowladda dhexe ee Soomaaliya, mas’uuliyiinta maamulka Koonfur galbeed,Siyaasiyiin iyo boqolaal dadweyne ah ayaa sidoo kale ka qeybgalay aaska Allaha u naxriistee Xildhibaan Maxamed Ibraahim Xaabsade oo kamid ah siyaasiyiinta ugu caansan Soomaaliya gaar ahaan deegaanada Koonfur galbeed.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Magaalada Baydhabo oo ah halka lagu aasayo Xildhibaan Maxamed Ibraahim Xaabsade Allah u naxriistee ayaa lagu soo waramayaa in inta badan goobaha ganacsiga Baydhabo ay albaabada la isugu dhuftay waxaa sidoo kale xakad la geliyay isu socodka gaadiid iyo dadweynaha magaalada Baydhabo iyadoo sidoo kale si weyn loo adkeeyay amaanka Baydbabo.

Allaha u naxriistee Xildhibaan Maxamed Ibraahim oo ka tirsanaa mudaniyaasha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxaa uu kamid ahaa siyaasiyiinta Soomaaliyeed waxaana uu sidoo kale uu kamid ahaa Hoggaamiyayaashii kooxaha Soomaalida.

Xidlhibaan Xaabsade ayaa waxaa uu xilal kala duwan uu ka soo qabtay dowladihii KMG ee soo maray Soomaaliya, waxaana dadka yaqaanay shakhsiyadiisa ku tilmaameen in uu ahaa nin aan ka leex leexan fikirka uu aaminsanyahay isla markaana u hadla si laab furnaan ah.

Previous Post

Xubno ka tirsan golaha xuquuqul insaanka ee Midowga Africa oo Muqdisho soo gaaray ”Sawirro”

Next Post

Madaxweynaha Puntland oo Garoowe dib ugu soo laabtay”sawiro”

Next Post
Madaxweynaha Puntland oo Garoowe dib ugu soo laabtay”sawiro”

Madaxweynaha Puntland oo Garoowe dib ugu soo laabtay"sawiro"

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In