Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Amniga Ceelbuur oo laga hadlay

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Amniga Ceelbuur oo laga hadlay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Saraakiisha Ciidamada xoogga dalka iyo kuwa AMISOM ee ku sugan  degmada Ceelbuur ayaa kulan la qaatay qeybaha bulshada kaasi oo looga hadlayay sidii wada shaqeyn u dhexmari lahayd ciidmada amniga iyo Bulshada.

Taliyaha Ciidanka xoogga dalka ee Bariga Gobolka Galgaduud Axmed Maxamed  ayaa Radio Muqdisho uga Warbixiyay waxyaabaha kulanka ka soo baxay.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

“kulankaan waxa uu ka dhacay degmada Ceelbuur waxaan uga hadalnay sidii amniga loo sugi lahaa cadowga Shabaabna looga hortagi lahaa  sidii dadka guryahooda ku soo laabanaya loo soo dhaweyn lahaa dowladdana kaalmo loogu wey tiin lahaa waxaana aad ugu mahadcelinyaa Odayaasha kulanka ogolaaday inay nala qaataan” Ayuu yiri  Taliye  Axmed Maxamed.

Dhanka kale Taliyaha ayaa sheegay in xaaladda guud ee degmada ay tahay mid wanaagsan isla markaana ay ka jiraan dhaq-dhaqaaqyo amniga lagu sugayo loogana hortagayo Argagixisada Alshabaab.

“xaaladda degmada Ceelbuur waa mid aad u wanaagsan ceelbuur waxa ay ka soo gudbaysaa dhibaatooyin horay uga dhacay halkaan waxaana degmada ku soo laabanaya dadkii ka tagay xilliyadii dhibka uu ka taagnaa amniga ceelbuur hadda waxaa gacanta ku haya ciidamada xoogga dalka” Ayuu markale yiri Axmed Maxamed.

Previous Post

Xeer Ilaaliyaha Qaranka ” Dowladda Kenya Waxa ay keentay is hor istaag dacwaddaas ayaana gudbinnay+Dhageyso

Next Post

Baarlamaanka oo Warbixin maanta ka dhageysanaya Guddiga Arrimaha Dibadda

Next Post
Baarlamaanka oo Warbixin maanta ka dhageysanaya Guddiga Arrimaha Dibadda

Baarlamaanka oo Warbixin maanta ka dhageysanaya Guddiga Arrimaha Dibadda

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In