Monday, October 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Amniga Xarunta Baarlamaanka oo laga hadlay”SAWIRRO”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
Amniga Xarunta Baarlamaanka oo laga hadlay”SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Iyadoo lagu wado in Kalfadhiga 6 aad Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya uu furmo bartamaha bishan Abriil ayaa maanta kulan looga hadlayey amaanka xarunta Baarlmaanka dalka waxaa ku yeeshay xaruntaasi gudiga Arrimaha gudaha iyo Amniga Qaranka ee Baarlamaanka,sarakiilsha hay’adda Amniga dalka iyo kuwa AMISOM ee qaabilsan ilaalinta xarunta golaha shacabka.

Kulanka ayaa waxaa warbixino la xariira Amniga xarunta Baarlamaanka ka dhageysteen saraakiisha laamahan Amniga dalka iyo kuwa AMISOM iyo qaabka loo sugayo amniga xarunta golaha shacabka Soomaaliyeed iyo arimo kale uu muhiim ah.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Gudiga iyo sarakiilsha amniga ayaa markii uu soo gebagaboobey kulankoodu waxaa ay kormeer ku sameyeen qeybaha kale duwan ee xarunta Baarlamaanka Jamhuuriyadda Soomaaliya, kaasi oo u jeedkiisu aheyd hubinta Amniga xarunta Baarlamaanka oo dhowaan uu furmi doono Kalfadhiga 6 aad.

Hogaanka kormeerka Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sareeyo guuto Axmed Dayib warbaahinta qaranka la hadalay ayaa sheegay in xogaha la xiira amniga xarunta ay lawadaagi doonaa madaxda ugu saraysa dhinaca Aminga.

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow guddoomiye ku xigeenka gudiga Arrimaha gudaha iyo amniga ee Baarlamaanka Soomaaliya isna la hadlay warbaahinta qaranka ayaa tilmamay in kormeerkan uu qayb ka yahay adkeynta amniga xarunta golaha shacabka oo gudigu uu sameeyo Kalfadhiga kasta marka uu furmaayo.

Guddoomiyaha gudiga Arrimaha gudaha iyo Amniga Baarlamaanka xildhibaan Daahir Amiin Jeesow ayaa sheegay in maamulka gobolka Banaadir uu ugu baaqayo in ay ka qeyb qaataan nadaafadda xarunta golaha Baarlamaanka Soomaaliya.

Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya oo hadda ku jira fasaxooda Dastuuriga ah ayaa qaar kamid ah mudaniyaasha Baarlamaanka waxaa ay kormeero ku marayaan deegaanada ay ka soo jeedaan si ay warbixino ku saabsan xaaladda deegaanadaasi ay horkeenaan golaha Baarlamaanka halka kuwo kale ay safari dalka dibadiisa ah ay ku maqan yihiin.

???????????????????????????????

???????????????????????????????

???????????????????????????????

???????????????????????????????

???????????????????????????????

???????????????????????????????

???????????????????????????????

???????????????????????????????

???????????????????????????????

???????????????????????????????

???????????????????????????????

???????????????????????????????

???????????????????????????????

???????????????????????????????

???????????????????????????????

???????????????????????????????

???????????????????????????????

???????????????????????????????

???????????????????????????????

???????????????????????????????

???????????????????????????????

???????????????????????????????

???????????????????????????????

???????????????????????????????

???????????????????????????????

???????????????????????????????

???????????????????????????????

???????????????????????????????

???????????????????????????????

???????????????????????????????

???????????????????????????????

???????????????????????????????

???????????????????????????????

???????????????????????????????
Sawir Qaade: Maxamed C/kaahi Fereysane

Previous Post

Madaxweynaha Koonfur galbeed oo maanta gaaray Afgooye

Next Post

Wasiirka Cadaaladda oo tababar u soo xirey 17 Xeer ilaaliye”SAWIRRO”

Next Post
Wasiirka Cadaaladda oo tababar u soo xirey 17 Xeer ilaaliye”SAWIRRO”

Wasiirka Cadaaladda oo tababar u soo xirey 17 Xeer ilaaliye”SAWIRRO”

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In