Tuesday, September 15, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Aqalka dowladda Hoose ee Xamar oo lagu xusayo 15-ka May

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
9 years ago
in Wararka
0
Aqalka dowladda Hoose ee Xamar oo lagu xusayo 15-ka May
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Aqalka dowladda Hooe ee Xamar waxaa ka bilaabatay munaasabad ballaaran oo lagu xusayo 74-guuradii xuska  Maalinta dhallanyarada Qaranka iyo aas-aaskii ururkii gobonnimo doonka Soomaaliyeed ee SYL.

Munaasabaddaan waxaa jooga dhallinyaro Soomaaaliyeed oo meelo kala duwan kaa timid, iyadoo lagu wado in ay goor dhow yimaadaan madaxda Qaranka oo uu ugu horreeyo madaxweynaa Jamhuuriyadda Soomaaliya, mudane Maxamed Cabdullaaahi Farmaaajo.

Related posts

Danjirayaasha Soomaaliya iyo Jamhuuiryadda Kuuriya oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Xiriirka Labada Dal

Danjirayaasha Soomaaliya iyo Jamhuuiryadda Kuuriya oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Xiriirka Labada Dal

September 14, 2026
Wasiirka  Warfaafinta XFS oo qaabilay Safiirka Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Safiirka Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya

September 14, 2026

Fannaaniin Soomaaaliyeed ayaa ku soo bandhigeysa munaasbadda heeso ka hadlayaa ahmiyadda dalka u leeyihiin Dhallinyarada Soomaaliyeed iyo gobonnimadii dalkaa xorriyadda u ku gaaray doorkii ay ku laahaayeen.

Taariikhda ururkii dhallinyarada SYL, ayaa lagu soo bandhigayaa, waxaana joogta dhallinyaro Soomaaliyeed oo sheegay in ay diyaar u yihiin ku shaqeynta mirhii ay dhigeenn dhallinyaradii SYL ee dalka Soomaliya u horseedey gobonnimadii aan gaarnay 1960-kii.

Ha noolaato Soomaaliya Hal ku dhiggii shalay

Nabad iyo Nolol. Hal ku dhigga maanta

Previous Post

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo kulan kula yeeshay Doha Wasiirka Arrimaha Dibedda Norwey.

Next Post

Dhallinyarada SYPP oo hambalyo ku aadan 15-ka May u diray shacabka

Next Post
Dhallinyarada SYPP oo hambalyo ku aadan 15-ka May u diray shacabka

Dhallinyarada SYPP oo hambalyo ku aadan 15-ka May u diray shacabka

Danjirayaasha Soomaaliya iyo Jamhuuiryadda Kuuriya oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Xiriirka Labada Dal

Danjirayaasha Soomaaliya iyo Jamhuuiryadda Kuuriya oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Xiriirka Labada Dal

September 14, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Kuuriya u fadhiya Kenya iyo Soomaaliya ahna Mudane Kang Hyung-Shik, ayaa booqasho shaqo ku yimid xarunta Safaaradda Soomaaliya...

Wasiirka  Warfaafinta XFS oo qaabilay Safiirka Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Safiirka Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya

September 14, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Jaamacadda Carabta ee...

Ganacsatada Soomaaliyeed oo la dhiirigelinayo

Ganacsatada Soomaaliyeed oo la dhiirigelinayo

September 14, 2026
0

Waxaa Soomaaliya laga hirgelinayaa qorshe cusub oo lagu taageerayo ganacsatada yar-yar ee Soomaaliyeed, kaas oo diiradda saaraya sidii loo fududeyn...

Guddiga Maaliyadda ee Aqalka Sare ee BJFS oo qaabilay masuuliyiin ka socotay Wasaaradda Maaliyadda

Guddiga Maaliyadda ee Aqalka Sare ee BJFS oo qaabilay masuuliyiin ka socotay Wasaaradda Maaliyadda

September 14, 2026
0

Guddiga Dhaqaalaha, Maaliyadda, Ganacsiga, Warshadaha, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska ee Aqalka Sare ee BJFS, oo gudanaya waajibaadkooda dastuuriga ah, ayaa maanta...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In