Tuesday, October 6, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Aqoon isweydaarsi ku saabsan dowlad wanaagga oo Muqdisho ka furmay+sawirro

admin by admin
8 years ago
in Wararka
0
Aqoon isweydaarsi ku saabsan dowlad wanaagga oo Muqdisho ka furmay+sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Aqoon isweydaarsigan oo ku saabsan fahamka Hoggaaminta Dowlada Wanaaga oo socon doona muddo labo maalmood ah ayaa maanta magaalada Muqdisho looga furay 50 kamid ah howlwadeenada maamulka Degmada Hodan iyo Dhalinyarada degmadaasi.

Waxaa soo qaban qaabiyay kan ka qeyb qaadanaya dood cilmiyeedkani masโ€™uuliyiin ka socota hayโ€™adda EISA ee ka shaqeeysa arrimaha doorashooyinka oo fadhigeedu yahay Dalka Koonfur Africa uuna kamid yahay Justin Doua Gore oo Soomaaliya u qaabilsan,masโ€™uuliyinta maamulka gobolka Banaadir iyo kan degmaad Hodan.

Related posts

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š ๐ช๐ž๐ฒ๐›๐ ๐š๐ฅ๐š๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐ƒ๐ก๐š๐ฆm๐ž๐ฒ๐ฌ๐ญ๐ข๐ซ๐ค๐š ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐จ ๐ž๐ž ๐๐ž๐ ๐ฆ๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง๐ค๐š ๐๐š๐ฅ๐š๐ง๐›๐š๐ฅ๐ฅ๐ž ๐ข๐ฒ๐จ ๐†๐ฎ๐ซ๐ข๐œ๐ž๐ž๐ฅ

October 5, 2026
Wasiiru-dowlaha  Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

October 4, 2026

Justin Doua Gore oo EISA ย Soomaaliya u qaabilsan ayaa sheegay in ay diyaar u yihiin sidii bulshada Soomaaliyeed eek u dhaqan caasimadda iyo maamulka gobolka Banaadir ay uag saacidi lahaayeen sidii sare loogu qaadi lahaa aqoonta iyo wacyiga bulshada.

Guddoomiyaha degmada Hodan C/xakiin C/raxmaan Ciise Dhagajuunย Ayaa ku booriayay dhalinyaradan degmada in ay ka faaidaystaan dood wadaagani si ay uga helana qibrada iyo aqoon ku saab dowlad wanaaga.

โ€œUjeedku waa dowlad wanaaga iyo Dimoqraadiyada,waxaan doonaynaa in ay ka faaโ€™idaystaan dhalinyarada degmada Hodan,ma ahan oo kaliya Hodan waxaan rabnaa in dhamaan dhalinyaradu ay ka faaโ€™idaystaan dowlad wanaaga,degmada Hodan waa degmadii labaad ee laga qabanayo aqoon isweydaarsigaโ€. Ayuu yiri guddoomiye C/xakiin.

C/fataax Cali Xasan Agaasimaah amniga maamulka Gobolka Banaadir ayaa ka hadlay ahmiyadda aqoon isweydaarsigan oo kale uu u leeyahay bulshada.

โ€œShaqadan haddda maanta aad u fadhisaan waxaa ay qeyb ka tahay shaqooyin uu maamulka gobolka Banaadir uu hoos u soo daadejiyay,degmadii labaad ayaad noqoteen oo barnaamijka ka qeyb qaadata,waxaan rajeynayaa in sababta ay tahay maadaama uu dalku u socdo doorashooyin,maamulka gobolkana doorasho u socdo in hoos loo daa dejiyo,waxaan filayaa in dhalinyarada oo ah cod bixiyaasha ugu weyn ay wax badan ka fahmaan,doorashooyinka maamul wanaaga,waxyaabahaasi oo idil in aad barataanโ€. Ayuu yiri agaasime C/fataax.

Sawir qaade Maxamed (Feereysane)

Previous Post

Duqa Muqdisho oo xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka QM u qaabilsan Soomaaliya

Next Post

Somaliaโ€™s first ICT exhibition opens in Mogadishu

Next Post
Somaliaโ€™s first ICT exhibition opens in Mogadishu

Somaliaโ€™s first ICT exhibition opens in Mogadishu

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š ๐ช๐ž๐ฒ๐›๐ ๐š๐ฅ๐š๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐ƒ๐ก๐š๐ฆm๐ž๐ฒ๐ฌ๐ญ๐ข๐ซ๐ค๐š ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐จ ๐ž๐ž ๐๐ž๐ ๐ฆ๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง๐ค๐š ๐๐š๐ฅ๐š๐ง๐›๐š๐ฅ๐ฅ๐ž ๐ข๐ฒ๐จ ๐†๐ฎ๐ซ๐ข๐œ๐ž๐ž๐ฅ

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š ๐ช๐ž๐ฒ๐›๐ ๐š๐ฅ๐š๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐ƒ๐ก๐š๐ฆm๐ž๐ฒ๐ฌ๐ญ๐ข๐ซ๐ค๐š ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐จ ๐ž๐ž ๐๐ž๐ ๐ฆ๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง๐ค๐š ๐๐š๐ฅ๐š๐ง๐›๐š๐ฅ๐ฅ๐ž ๐ข๐ฒ๐จ ๐†๐ฎ๐ซ๐ข๐œ๐ž๐ž๐ฅ

October 5, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta safar ku tagay degmadda Balanballe ee dowlad-goboleedka Galmudug,...

Wasiiru-dowlaha  Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

October 4, 2026
0

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa maanta...

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Oo Qaabilay Safiirka Sacuudiga u Fadhiya Soomaaliya

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Oo Qaabilay Safiirka Sacuudiga u Fadhiya Soomaaliya

October 4, 2026
0

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa xafiiska...

Galmudug oo digniin kasoo saartay roobab dabeylo wata oo lafilayo inay dalka ka da’aan

Galmudug oo digniin kasoo saartay roobab dabeylo wata oo lafilayo inay dalka ka da’aan

October 4, 2026
0

Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha ee Galmudug, gaar ahaan Waaxda Hydrometeorology, waxay soo saartay saadaasha roobabka ee muddada 04 ilaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In