Friday, October 16, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Aqoon-Isweydaarsi ku saabsan hoggaanka wanaagsan oo lagu qabtay Muqdsihoย 

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
3 years ago
in Wararka
0
Aqoon-Isweydaarsi ku saabsan hoggaanka wanaagsan oo lagu qabtay Muqdsihoย 
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaaradda Caddaaladda iyo arrimaha dastuurka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya,ayaa maanta ka daah furtay magaalada Muqdisho Aqoon-isweydaarsi la xiriira hoggaaminta wax-ku-oolka ah ee hoggaanka Sare ee hayโ€™adaha Cadaaladda iyo garsoorka Soomaaliya.

Kulankan oo ay kaso qayb-galeen Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Mudane Bashe ahmed, wasiirka Cadaalada Mudane Xasan Macallin Maxamuud, Xerr-ilaaliyaha guud ee Qaranka Mudane Suleyman, Wasiirada cadaaaladda dowladaha xubnaha ka ah DFS, Madaxda Ciidanka asluubta, iyo Dhammaan xeer-ilaaliyaasha iyo Guddoomiyayaasha Maxkamadaha dalka, ayaa ujeedkiisu ahaa in dhammaan bahda Cadaaladda iyo Garsoorka dalka ay is weydaarsadaan afkaarta iyo aqoonta la xiriirta maamulka, maareynta iyo kor-u-qaadista adeegyada cadaaladeed ee guud ahaan dalka.

Related posts

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
๐‘/๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐๐ก๐š๐ ๐š๐ฑ-๐๐ก๐ข๐ ๐š๐ฒ ๐—๐š๐ซ๐ฎ๐ง๐ญ๐š ๐’๐š๐ฒ๐ง๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐“๐ข๐ค๐ง๐จ๐จ๐ฅ๐จ๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐ž๐ž ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐’๐ˆ๐Œ๐€๐ƒ

Guddoomiye Baashe oo si rasmi ah u furay kulanka iyo Masโ€™uliyiinta kala duwan ee soo xaadiray aqoon-isweydaarsigan ayaa bogaadiyay soona dhaweeyay kulankan kuna adkeeyay wasaarada cadaaladdu in ay joogto ka dhigto kulamadan oo kale.

Wasiir Xasan,ayaa uga mahadceliyay dhammaan madaxda kasoo qayb gashay kulanka sido kalena xusay โ€œMadaama bulshada Soomaaliyeed naga sugayso hoggaamin wax-badali karta waa muhiim in aynu kulamo joogto ah oo aqoon-isweydaarsi aan yeelana si aan wax u kala barano wixi hore ee aan naqaanayna dib-u-eegis ugu samayno si wadar ahna aan bulshada u gaarsiino adeeg cadaaladeed oo hufanโ€.

Previous Post

Maxkamada Darajada koobaad oo Xukun ku riday Cabdulaahi Cabdi Mustaf

Next Post

Autumn Rains Bring Widespread Floods, Displacement in Gedo and Bay Regions

Next Post
Autumn Rains Bring Widespread Floods, Displacement in Gedo and Bay Regions

Autumn Rains Bring Widespread Floods, Displacement in Gedo and Bay Regions

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

๐‘/๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐๐ก๐š๐ ๐š๐ฑ-๐๐ก๐ข๐ ๐š๐ฒ ๐—๐š๐ซ๐ฎ๐ง๐ญ๐š ๐’๐š๐ฒ๐ง๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐“๐ข๐ค๐ง๐จ๐จ๐ฅ๐จ๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐ž๐ž ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐’๐ˆ๐Œ๐€๐ƒ

๐‘/๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐๐ก๐š๐ ๐š๐ฑ-๐๐ก๐ข๐ ๐š๐ฒ ๐—๐š๐ซ๐ฎ๐ง๐ญ๐š ๐’๐š๐ฒ๐ง๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐“๐ข๐ค๐ง๐จ๐จ๐ฅ๐จ๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐ž๐ž ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐’๐ˆ๐Œ๐€๐ƒ

October 15, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta dhagax-dhigay dhismaha xarunta cusub ee Sayniska iyo Tiknoolojiyadda...

Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay doorashooyinka 2-da Aqal iyo tan Madaxweynaha Dalka

Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay doorashooyinka 2-da Aqal iyo tan Madaxweynaha Dalka

October 15, 2026
0

Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa shaaciyay jadwalka doorashada xildhibaanada Labada Aqal ee BJFS iyo tan madaxweynaha...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka qeybgalay kulanka Qaran ee ka hortagga iyo la dagaallanka Fikirka Xagjirka

Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka qeybgalay kulanka Qaran ee ka hortagga iyo la dagaallanka Fikirka Xagjirka

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud iyo Masuuliyiin kale ayaa ka qeyb galaya Shirweynaha Qaran...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In