Monday, October 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Aqoon isweydaarsi lagu Baranayo Maamul Daadajinta oo ka furmay Magaalada Dhuusamareeb

caqiil by caqiil
8 years ago
in Wararka
0
Aqoon isweydaarsi lagu Baranayo Maamul Daadajinta oo ka furmay Magaalada Dhuusamareeb
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Aqoon isweydaarsigan oo lagu baranayo Maamul Daadajinta Bushada Rayidka ah ee Deegaanada Galmudug ayaa Maanta ka furmay Magaalada Dhuusamareeb, waxaana ka qeybgalaya 30 Qofood oo ka kala soda 7 Degmo oo ay ugu horeyso Caasimada Galmudug waxaana iska kaashanaya Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Soomaaliya iyo Wasaaradda Arrimaha Gudaha Galmudug.

Guddoomiyaha Gobolka Galgaduud Macalin Axmed Cali Jicaaleb ayaa sheegay in Kulankan uu Muhiim u yahay Bulshada wuxuuna ka soo qeyb galayaasha kula dardaarmay inay waxyaabaha ay ka faa’iidaan ay dib ugula laabtaan Deegaanada ay ka yimaadeen.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Wasiiraka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Galmudug Maxamed Xayir Nuur ayaa waxa uu xusay in Shirarka Nuucaan ah la gaarsiin doono Deegaanadda Galmudug si dadka loo fahansiiyo Federaalka.

Ugu dambayn Agaasimaha Waaxda Dowladaha Hoose iyo Xasilinta Wasaarada Arrimaha Gudaha Soomaaliya Yaxye Cumar Xirsi ayaa waxa uu sheegay inuu ku faraxsan yahay ka soo qeybgalka Aqoon kororsigaan Bulshada Galmudug loo qabanayo.

Bulshada Deegaanada Galmudug oo loo qabto Tababarada la xiriira Maamul Wanaaga iyo Barashada Federaalaka ayaa waxa ay ka gacan siinaysaa ka qaybqaadashada Dhismaha Maamul Taya leh.

Previous Post

MaamulKa degmada luuq oo kulan la yeshay xubno ka socday hay,adaha sama fallka ee ka howl galo degmada luuq  

Next Post

SOOMAALIYA OO GAARTAY KAMA DANBEYSTA

Next Post
SOOMAALIYA OO GAARTAY KAMA DANBEYSTA

SOOMAALIYA OO GAARTAY KAMA DANBEYSTA

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In