Wednesday, April 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Aqoon isweydaarsiga doorka Baarlamaanada ee Hirgelinta Hiigsiga 2030-ka oo Muqdisho ka furmay

caqiil by caqiil
7 years ago
in Wararka
0
Aqoon isweydaarsiga doorka Baarlamaanada ee Hirgelinta Hiigsiga 2030-ka oo Muqdisho ka furmay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee Golaha Aqalka sare Senator Mowliid Xuseen Guhaad ayaa magaalada Muqdisho ka furay aqoon isweydaarsiga doorka Baarlamaanada ee hirgelinta hiigsiga 2030,kaasi oo inta uu socda ay ka faa’ideysan doonaan Mudanayaasha Baarlamaanka ee labada Aqal.

Aqoon isweydaarsigan ayaa waxaa si wadajir ah u soo qaban qaabiyay labada Gole ee Baarlaamanka Federaalka Soomaaliya iyo Hay’adda UNDP,waxaana mudada labada maalin uu socdo diirada lagu saarayaa ka mira dhalinta yoolka 2030-ka ee Soomaaliya.

Related posts

Duqa Muqdisho oo xarigga ka jaray Waddada Sheekh Cali Suufi

Duqa Muqdisho oo xarigga ka jaray Waddada Sheekh Cali Suufi

April 1, 2026
Guddoomiyaha G/Shacabka BJFS oo la kulmay Saraakiishii isku furay Muqdisho iyo Baydhabo

Guddoomiyaha G/Shacabka BJFS oo la kulmay Saraakiishii isku furay Muqdisho iyo Baydhabo

April 1, 2026

Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee golaha Aqalka sare Baarlamaanka Soomaaliya Mudane Mowliid Xuseen Guhaad ayaa sheegay in ka qeyb galayaasha barnaamijkan looga baahan yahay wixii ay ka faa’ideystaan iney gudbiyaan saaxiibadoodaa aan fursada u helin iney ka soo qeyb galaan.

Nahiid Husein oo ah madaxa qaybta siyaasadaha loo dhan yahay ee UNDP oo ku hadleysay magaca Hay’ada UNDP, waxay sheegtay in Baarlamaanka Soomaaliya uu door muhiim ah ka ciyaari karo in Soomaaliya ay yeelato hadaf cad oo ku wajahan 2030.

Aqqon isweydaarsigan doorka Baarlamaanada ee Hirgelinta Hiigsiga 2030 ayaa waxa uu soconayaa mudo laba maalmood ah, waxaa fulinaya Hay’ada UNDP, iyadoo maalinta barito ah ay soo soo xiri doonaan xubno ka socda Guddoonka.

Previous Post

Somalia kicks off consultation process for ICT regulations

Next Post

Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda oo nuqul ka mid ah warqadaha aqoonsiga danjiranimo ka guddoomay Safiirka cusub ee Suudaan +Sawirro

Next Post
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda oo nuqul ka mid ah warqadaha aqoonsiga danjiranimo ka guddoomay Safiirka cusub ee Suudaan +Sawirro

Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda oo nuqul ka mid ah warqadaha aqoonsiga danjiranimo ka guddoomay Safiirka cusub ee Suudaan +Sawirro

Duqa Muqdisho oo xarigga ka jaray Waddada Sheekh Cali Suufi

Duqa Muqdisho oo xarigga ka jaray Waddada Sheekh Cali Suufi

April 1, 2026
0

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Mudane Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa si rasmi ah xarigga uga jaray Waddada Sheekh...

Guddoomiyaha G/Shacabka BJFS oo la kulmay Saraakiishii isku furay Muqdisho iyo Baydhabo

Guddoomiyaha G/Shacabka BJFS oo la kulmay Saraakiishii isku furay Muqdisho iyo Baydhabo

April 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa kulan muhiim ah xarunta Madaxtooyada...

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgalo qorsheysan ka fuliyay Shabeellooyinka

March 31, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa fuliyay howlgallo qorsheysan oo lagu burburiyay xarumo ay...

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

March 31, 2026
0

Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda cagta ayaa gaaray guul taariikhi ah kaddib ciyaar adag oo ay la yeesheen dhiggooda Mauritius,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In