Friday, October 16, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Aqoon iswsydaarsi la xariira Nabadda iyo Dib u heshiisiinta oo lagu qabtay Gaalkacyo  “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Aqoon iswsydaarsi la xariira Nabadda iyo Dib u heshiisiinta oo lagu qabtay Gaalkacyo  “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulanka oo ahaa mid aqoon isweydaarsi ah  loogana  hadlayay arimaha Nabadda iyo dib u heshiisiinta isla markaana uusoo  agaasimay Imam Maxamed Ashafa oo ah Sheekh Nigeriana  nabadda iyo Dib-u-heshiisiintana u  olaleeya ayna wehliyeen dhallinyarada Madasha Nabadda iyo isdhaxgalka Bulshada Gobalka Mudug oo iyaguna kaalin muuqata kasoo qaatay Nabadda Gaalkacyo iyo qeybo ka mid ah gobalka Mudug   ayaa lagu qabtay  magaalada Gaalkacyo.

Aqoon isweydaarsigaan oo ay ka qeyb galeen waxgarad aqoonyahano dhallinyaro iyo xubno matalayay qeybaha kala.duwan ee reer Gaalkacyo ee Puntland iyo Galmudug ayaa looga aragti dhiibtay ahmiyadda Nabadda iyo isdhaxgalku u leeyahay Nolasha bulshada iyo horumarka deegaanka ay bulshadu ku wada nool yihiin

Related posts

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
𝐑/𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐡𝐚𝐠𝐚𝐱-𝐝𝐡𝐢𝐠𝐚𝐲 𝐗𝐚𝐫𝐮𝐧𝐭𝐚 𝐒𝐚𝐲𝐧𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐓𝐢𝐤𝐧𝐨𝐨𝐥𝐨𝐣𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐞𝐞 𝐉𝐚𝐚𝐦𝐚𝐜𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐈𝐌𝐀𝐃

𝐑/𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐡𝐚𝐠𝐚𝐱-𝐝𝐡𝐢𝐠𝐚𝐲 𝐗𝐚𝐫𝐮𝐧𝐭𝐚 𝐒𝐚𝐲𝐧𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐓𝐢𝐤𝐧𝐨𝐨𝐥𝐨𝐣𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐞𝐞 𝐉𝐚𝐚𝐦𝐚𝐜𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐈𝐌𝐀𝐃

October 15, 2026

Kulanka ayaa intii uu socaday ka qeyb galayaashii waxa ay tusaale usoo qaateen marka laga hadlayo faa’iidada Nabadda iyo dib u heshiisiinta dhaqan gasha ay u leedahay Nolasha iyo Horumarka Magaalada Gaalkacyo  marxaladihii ay soo martay in ka badan 40 sano  ka hor iyo xaaladda maanra ay ku sugan tahay taas oo muujineeysa in farqi aad uweyn ay udhaxeeyso

Imam Maxamed Ashafa ayaa sidoo kale intii u socday aqoon isweydaarsiga waxa uu ka hadlay Nabadda iyo dib u heshiisiinta iyo xaaladaha loo mari karo marka ay jiraan colaado iyo is maandhaaf bulsho isagoona si hufan uga warbixiyay olalaha Nabadda u dib u heshiisiinta ee uu xusay in labaatan sano uu ka waday dalal farabadan kuwaas oo uu ka xusay kuwii ka jiray dalka Nigeria ee uu isagu u dhashay

Qaar ka mida ka qeyb galayaashii aqoon isweydaarsiga ayaa bogaadiyay fikradihii kala duwanaa ee ay is dhaafsadeen kulanka sida mira dhalka ah ee la iskula qaatay qodabadii laga doodayay kuwaas oo markii hore doodo culus ay ka jireen

Previous Post

Ra’iisul Wasaare Xamse oo daah-furay Nidaamka illaalinta bulshada ee Diwaanka Bulshada 

Next Post

Madaxweynaha JFS oo magaalada Riyaad kula kulmay Madaxweynaha dalka Ciraaq

Next Post
Madaxweynaha JFS oo magaalada Riyaad kula kulmay Madaxweynaha dalka Ciraaq

Madaxweynaha JFS oo magaalada Riyaad kula kulmay Madaxweynaha dalka Ciraaq

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

𝐑/𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐡𝐚𝐠𝐚𝐱-𝐝𝐡𝐢𝐠𝐚𝐲 𝐗𝐚𝐫𝐮𝐧𝐭𝐚 𝐒𝐚𝐲𝐧𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐓𝐢𝐤𝐧𝐨𝐨𝐥𝐨𝐣𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐞𝐞 𝐉𝐚𝐚𝐦𝐚𝐜𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐈𝐌𝐀𝐃

𝐑/𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐡𝐚𝐠𝐚𝐱-𝐝𝐡𝐢𝐠𝐚𝐲 𝐗𝐚𝐫𝐮𝐧𝐭𝐚 𝐒𝐚𝐲𝐧𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐓𝐢𝐤𝐧𝐨𝐨𝐥𝐨𝐣𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐞𝐞 𝐉𝐚𝐚𝐦𝐚𝐜𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐈𝐌𝐀𝐃

October 15, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta dhagax-dhigay dhismaha xarunta cusub ee Sayniska iyo Tiknoolojiyadda...

Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay doorashooyinka 2-da Aqal iyo tan Madaxweynaha Dalka

Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay doorashooyinka 2-da Aqal iyo tan Madaxweynaha Dalka

October 15, 2026
0

Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa shaaciyay jadwalka doorashada xildhibaanada Labada Aqal ee BJFS iyo tan madaxweynaha...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka qeybgalay kulanka Qaran ee ka hortagga iyo la dagaallanka Fikirka Xagjirka

Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka qeybgalay kulanka Qaran ee ka hortagga iyo la dagaallanka Fikirka Xagjirka

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud iyo Masuuliyiin kale ayaa ka qeyb galaya Shirweynaha Qaran...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In