Tuesday, September 29, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Aqoon kororsi ku aadan Dalxiiska Qaaradda Afrika oo lagu soo gabo gabeeyay Masar “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
9 years ago
in Wararka
0
Aqoon kororsi ku aadan Dalxiiska Qaaradda Afrika oo lagu soo gabo gabeeyay Masar “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Aqoon kororsi iyo cilmi baaris la xiriirta Bad iyo Bari ayaa maanta lagu soo gabo gabeeyay magaalada Qaahira ee xarunta dalka Masar.

Aqoon kororsigan oo socday muddo dhowr iyo toban cisho ah ayaa waxaa ka qeyb galay khuburo ka kala socday 30 wadan oo Qaarada Afrika ku yaala, waxaana dhanka Soomaaliya uga qeyb galay lataliyaha dhanka Dalxiiska ee Wasaaradda Warfaafinta Yaasir Maxamed Baafo, oo madasha la isku dhaafsanayay aqoon kororsiga kheyraadka dalxiiska ka jeediyay warbixin dheer oo uu uga hadlayay in Soomaaliya ay tahay dal leh goobo badan oo dalxiis ah, isla markaana ay dowladda Soomaaliya ka goโ€™an tahay iney soo nooleyso dalxiiska.

Related posts

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niรฑo 2026

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niรฑo 2026

September 29, 2026
๐‘๐š๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐๐š๐š๐ก๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ž๐ฒ ๐๐š๐ง๐๐ก๐ข๐ ๐ ๐š ๐ƒ๐š๐ฅ๐ฑ๐ข๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š

Aqoon isweydaarsiga ku aadan wadamada Afrika ee Kheyraadka dabiiciga dalxiiska ayaa waxa soo qaban qaabiyay iskana kaashaday Wasaaradaha dalxiiska iyo arrimha dibadda ee Masar.

โ€œSocdaalkeenna waxu ahaa socdaal ay iska kaashanayeen dowladda Soomaaliya gaar ahaan Wasaaradda dhaqanka iyo dalxiiska iyo dowladda Masar, taaso loo bandhigay wadamo badano Afrika iney kaso qeyb galaan Soomaaliya wadamadii ajiibay ayey ku jirtay kadibna laga codsaday dad khuburo ah iney soo diraan maadama cilmi baaris uu yahay, sidaas ayana ku imid anoo matalaya guud ahan dowladda, gaar ahaan Wasaaradda, waxaan kamid ahaa dad gaaraya ila 30 dal oo Afrikaan ah, kuwooda ugu waaweyn ee arrimaha dalxiiska ugu horumarsan, Soomaaliya xubin ayey ka ahayd oo shirkaas cilmi baarista ah kaso qeyb galay waxaana u socday 14 cishoโ€ ayuu yiri Yaasir.

Sidoo kale Mudane Yaasir Baafo ayaa xusay in Wasaaraddu ay waddo dedaal ku aadan sidii caalamka loo tusi lahaa in Soomaaliya ay dib u soo ceshaneyso goobihii ay caanka ku ahayd ee dhanka Dalxiiska ah.

โ€œWaxan kaso qeyb galnay shir ka dhacay Malaysia hadana midkaan ayan joogna waxaas oo dhan markii la isku soo duubo waxay cadeyneysa dadaalka aan ugu jirno in caalamka aan tusno dalxiiska Soomaliya, si guud Soomaaliya ayaa aduunka u sahlayso iney diyaar u tahay in indhihii aduunka aan dib uso celino oo maanta waxa ka dhacaย  Soomaaliya aan kala simanahay aduunka intiisa kalleโ€ ayuu yiri Baafo

Soomaaliya oo isbadal dhinacyo badan sameysay sanadihii ugu danbeeyay ayaa u suurto gashayย  dhawaan iney xubin buuxdo ka noqotoย  hayโ€™adda dalxiiska adduunka ee Qaramada Midoobay.

W/D: Wariye Mowliid Moha

Previous Post

Dhageyso Barnaamijka Imaqashii ee Radio Muqdisho

Next Post

Ra’iisul Wasaare Khayre ” Waa lama huraan in Soomaaliya ay ku soo noqoto Saaxadda Caalamka.โ€

Next Post
Raโ€™iisul Wasaare Khayre oo kulan la qaatay guddiga dib u eegista Dastuurka

Ra'iisul Wasaare Khayre " Waa lama huraan in Soomaaliya ay ku soo noqoto Saaxadda Caalamka.โ€

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niรฑo 2026

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niรฑo 2026

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa Magaalada Muqdisho ka furay shir lagu tijaabinayo diyaar-garowga...

๐‘๐š๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐๐š๐š๐ก๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ž๐ฒ ๐๐š๐ง๐๐ก๐ข๐ ๐ ๐š ๐ƒ๐š๐ฅ๐ฑ๐ข๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š

๐‘๐š๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐๐š๐š๐ก๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ž๐ฒ ๐๐š๐ง๐๐ก๐ข๐ ๐ ๐š ๐ƒ๐š๐ฅ๐ฑ๐ข๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š

September 29, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta duleedka magaalada Muqdisho ka furey Bandhigga Dalxiiska Soomaaliya oo...

Munaasabad lagu abaal marinayey dad bulshadooda si hufan ugu adeegay oo lagu qabtay Canada

Munaasabad lagu abaal marinayey dad bulshadooda si hufan ugu adeegay oo lagu qabtay Canada

September 28, 2026
0

Magaalada Edmonton gobolka Alberta ee dalka Canada ayaa waxaa lagu qabtay munaasabad aad u ballaaran oo ay kasoo qeybgaleen Aqoonyahanno...

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ญ๐š๐›๐š๐›๐š๐ซ ๐ฎ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ซ๐ž๐ฒ ๐ƒ๐ฎ๐Ÿ๐œ๐š๐๐๐ข๐ข ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐‚๐ข๐ข๐๐š๐ง๐ค๐š ๐Š๐ฎ๐ฆ๐š๐š๐ง๐๐จ๐จ๐ฌ๐ค๐š ๐ƒ๐š๐ง๐š๐›ย 

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa Dugsiga Tababarka Shahiid G/le Xasan Tuure tababar ugu soo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In