Monday, October 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Aqoon kororsi loo furay haweenka ku jira Baarlamaanka Soomaaliya

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Aqoon kororsi loo furay haweenka ku jira Baarlamaanka Soomaaliya
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Siminaarkaan loo furay Haweenka xildhibaanada ah ee baarlamaanka Soomaaliya ku jira  oo ah mid soconaya sadex maalmood loogana hadlayo doorka haweenka ee siyaasadda iyo horumarada kale ee la xiriira ayaa waxaa lagu qabtay magaalada Muqdisho waxaana ka qayb galay gudoomiye key_xigeenka labaad ee baarlamaanka mudane Mahad Cabdalla Cawad,  Xeer_ilaaliyaha guud ee Qaranka ,wasiir key_xigeenka wasaaradda Haweenka iyo horumarinta xaquuqul insaanka ,sidoo kale ku xigeeenka madaxa midawga Africa haweeneyda lagu magacaabo Ladio wayonte.

Siminaarka waxaa soo qaban qaabiyay Xafiiska Dumarka u qaabilsan AMISOM waxaana ugu horeynba halkaa ka hadlay Ladiyo Wayonte oo ku dhiiri galisay haweenka Soomaaliyeed doorka ay ku leeyihiin Siyaasada Soomaaliya,

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Wasiir ku xigeeenka wasaarada haweenka iyo horumarinta xuquuqul insaanka Marwo Muumino Sheekh Cumar ayaa iyaduna waxaa ay amaan iyo bogaadin u soo jeedisay AMISOM garab istaagooda haweenka Soomaaliyeed.

“Maanta waxaa sharaf noo ah haweenka xildhibanada ahsare u qaadida awoodooda oo la dhisayo Aad iyo Aad ayaan ugu mahad celinayaa AMISOM oo soo abaabushay dhinaca sharciga in ay ka dhisto haweenka baarlamaanka waana uga mahad celineynaa waana ku faraxsanahay sida quruxda badan ee maanta la iskugu yimid   aqoon kororsigan” sidaasi waxaa tiri wasiir key_xigeenka haweenka Soomaaliya.

Gudoomiye key_xigeeenka labaad ee baarlamaanka mudane Mahad Cabdalla Cawad ayaa waxaa uu si rasmi ah u furay siminaarka waxaana uu la dar daarmay Haweenka loo qabtay Siminaarka ee xildhibaanada ah isagoo u sheegay inay muhiim tahay aqoon kororsiyada noocaan ah.

 

 

Previous Post

Ciidamada amaanka oo howlgalo ka sameeyay degmooyinka Wadajir iyo Dharkenley

Next Post

Golaha wasiirada oo falanqeeyay dar daarankii madaxweynaha oo maanta la kulmay “Warbixin+Sawirro

Next Post
Golaha wasiirada oo falanqeeyay dar daarankii madaxweynaha oo maanta la kulmay “Warbixin+Sawirro

Golaha wasiirada oo falanqeeyay dar daarankii madaxweynaha oo maanta la kulmay "Warbixin+Sawirro

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In