Wednesday, September 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Aqoon isweydaarsi loo furay macalimiinta jaamacadda Soomaaliya+Sawirro

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Aqoon isweydaarsi loo furay macalimiinta jaamacadda Soomaaliya+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Aqoon isweydaarsigan oo loo qabtay macalimiinta jamacadda Soomaaliya ayaa socondoono muddo sedex maalmood kaasi oo ay casharro ka bixinayaan macalimiin quburo ah sida Prof Nuur Diiriye Xirsi.

Dood cilmiyeedkan ayaa inta uu socdo waxaa lagu baranaya casharro la xiriira maareynta xogta (Data management) taasi oo wax badan ka caawinaysa macalimiinta si ay ula tacaamulaan maareynta xogaha laxiriira howlahoodi shaqo.

Related posts

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

September 29, 2026

Guddoomiyaha jaamacadda Soomaaliya Prof  C/raxmaan Macalin Axmed Ablaal ayaa sheegey in aqoon isweydaarsigan uu aad muhiim ugu yahay maamulka iyo macalimiinta jaamacadda taasi oo uu ku tilmaamay mid dhanka horumarka ah loo qaaday.

“Een waxaan oganahay in waxbadan ay naga maqanyihiin wax badan in ay naga maqan yihiin cilmiga meel uu ku dhamaado malahan siyaasada jaamacada Soomalaiya waa in qofkasta oo aqoonyahan dalka dib ugu soo laabto in aan ka faaidaysano ama dalka jooga waan kaaga mahad celinaynaa” ayuu yiri gdoomiyaha jaamacadda Soomaaliya.

Sidoo kale mas’uuliyiintii goobtasi ka hadashay waxaa ka mid ahaa gudoomiyaha guddiga sare ee jaamacadda Maxamed Macalin Axmed oo isna dhankiisa si weyn uga hadlay barnaamijkan la xiriira maareynta xogta waxaana uu muujiyaay ahmiyadda ay u leedahay maamulka iyo macalimiinta.

Guddoomiyaha guddiga sare ee jaamacadda ayaa yiri “waxaan idinku dhiiri gelinaynaa sida jaamacada Soomalaiya iyo madaxdeeda u dadaalayaan adinkuna aad ku dadaashaan sidii aad kor ugu qaadi lahaydeen tayeynta taclinta iyo daacadnimada ardayga aad waxbareysaan’

Jaamacadda Soomaaliya waxay ka mid tahay jaamacadaha ugu weyn dalka Soomaliya waxaana mudooyinkii ugu dambeyeey maamulka uu ku howlanaa sidii loo tayeyn lahaa waxbarshada ardayda si ay uga qeyb qaataan horumarka dalka maadaama ay dhigtaan kumanaan arday kana qalin jebiyeen dufcado badan oo haatan shaqeeya.

IMG_2628 IMG_2631 IMG_2636 IMG_2645 IMG_2647 IMG_2661 IMG_2664 IMG_2680 IMG_2686 IMG_2692 IMG_2695 IMG_2697 IMG_2698 IMG_2704 IMG_2705 IMG_2709 IMG_2718

Previous Post

Wasiirka amniga gudaha oo tababar u furay askar ka tirsan ciidanka booliiska+Sawirro

Next Post

Dhageyso warka duhur ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

Dhageyso warka duhur ee Radio Muqdisho

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO)...

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

September 29, 2026
0

Urur Siyaasadeedka Talo-Qaran oo ka mid ah Ururada ka jira dalkeena oo maalmahan ololaha doorashooyinka ka waday qaar ka mid...

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa Magaalada Muqdisho ka furay shir lagu tijaabinayo diyaar-garowga...

𝐑𝐚𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐚𝐚𝐡𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐁𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐃𝐚𝐥𝐱𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚

𝐑𝐚𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐚𝐚𝐡𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐁𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐃𝐚𝐥𝐱𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚

September 29, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta duleedka magaalada Muqdisho ka furey Bandhigga Dalxiiska Soomaaliya oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In