Saturday, March 21, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Aqoonyahan C/casiis Amalo oo ganacsatada ugu baaqay in ay maalgashtaan wadanka

caqiil by caqiil
10 years ago
in Wararka
0
Aqoonyahan C/casiis Amalo oo ganacsatada ugu baaqay in ay maalgashtaan wadanka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Iyadoo wadanka uu ka jiro maalgashi fara badan oo bilicda magaalada muqdisho kor u qaaday ayaa waxaa bogaadiyay maalshiga lagu sameyanayo dalka Aqoonyahan C/casiis Xasan Amalo (Giyaajo) isagoo sheegay in muhiim ay tahay dib u dhis iyo maalgashi lagu sameeyo dalka shaqooyin loo abuuro dhalinyarada Soomaaliyeed ee ku dhamaanaya badaha iyo saxaraha aduunka.

Siyaasiga C/casiis Xasan Amalo (Giyaajo) oo ah dhaqaaleyahan maalgashi badan ku sameeyay dalka iyo guud ahaan qaarada Africa ayaa waxa uu xusay in xoojinta dowladnimada ay ku jirto in laga faa’ideysto aqooyahanada Soomaaliyeed dadkuna  gacmaha ay is qabsadaan.

Related posts

Safiirkii ugu horreeyay ee Soomaaliya u fadhin doona dalka Finland oo warqadihii aqoonsiga laga guddoomay

Safiirkii ugu horreeyay ee Soomaaliya u fadhin doona dalka Finland oo warqadihii aqoonsiga laga guddoomay

March 21, 2026
Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

March 21, 2026

Mr. C/casiis oo ku sugan magaalada Beledweyen oo uu kaga qeyb galay caleema saarka Ugaas Xasan Ugaas Khaliif oo laba maalin ka hor lagu caleema saaray ayaa halkaasi kula kulmay salaadiinta dhaqanka ee caleema saarkaasi ka qeyb galay kuwaasi oo ka kala yimid deegaanada iyo degmooyinka guud ahaan 18 gobol ee dalka, iyadoo aqoonyahanka uu kala hadlay salaadiinta sida muhiimka ay u tahay ka wada shaqeynta iyo soo celinta karaamada iyo sharafta dadka iyo dalka Soomaaliyeed.

Ugu Dambeyntii  Aqoonyahan C/casiis Xasan Amalo (Giyaajo) oo sii hadlay ayaa sheegay in uu wax badan kala shaqeyn doono horumarinta carruurta agoonta ee lagu xanaaneeyo xarunta agoonta ee Ugaas Khaliif magaalada Beledweyne ee uu booqday isla markaana uu ugu deeqay joodariyaal carruurtaasi taasi uu sheegay in hor dhac ay u tahay garab istaag uu doonayo in uu garab itaago carruurtaasi agoonta.

HALKAN KA DHAGEYSO

http://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2016/07/Wareysiga-aqoonyanka-mustaf.mp3
Previous Post

Daawo Sawirrada Dhalinyaro cusub oo waxbartay oo ku biiray ciidanka Booliiska Soomaaliyeed

Next Post

Barack Obama oo ka qeybgalay shirka xisbiga Dimuquraadiga taageerayna Hillary Clinton+Sawirro

Next Post
Barack Obama oo ka qeybgalay shirka xisbiga Dimuquraadiga taageerayna Hillary Clinton+Sawirro

Barack Obama oo ka qeybgalay shirka xisbiga Dimuquraadiga taageerayna Hillary Clinton+Sawirro

Safiirkii ugu horreeyay ee Soomaaliya u fadhin doona dalka Finland oo warqadihii aqoonsiga laga guddoomay

Safiirkii ugu horreeyay ee Soomaaliya u fadhin doona dalka Finland oo warqadihii aqoonsiga laga guddoomay

March 21, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Sweden, Cabdikarin Axmed Maxamed, ayaa toddobaadkan waraaqihiisa aqoonsiga u gudbiyay Madaxweynaha Finland, Alexander Stubb....

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

March 21, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Friday, 20th March, 2026 Read here..... 1- President Hassan Sheikh Mohamud...

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya

March 21, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- 1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo Salaadda Ciidul Ftriga kula tukadey degaanka Gendershe Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya oo...

Hay’adda SoDMA oo howlo biyo dhaamin ah ka wado deegaanno hoostaga Baydhabo

Hay’adda SoDMA oo howlo biyo dhaamin ah ka wado deegaanno hoostaga Baydhabo

March 20, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), oo kaashaneysa Wasaaradda Gargaarka Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed, isla markaana ku guda jirta Todobaadka Gurmadka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In