Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Aqoonyahan Soomaaliyeed oo Abaalmarin qaali ah lagu gudoonsiiyay Dalka Polanad{SAWIRRO}

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
Aqoonyahan Soomaaliyeed oo Abaalmarin qaali ah lagu gudoonsiiyay Dalka Polanad{SAWIRRO}
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Cabdulqadir Gabeyre Farax oo ah Aqoon yahan Soomaaliyeed oo Mudo badan deganaa wadanka Polanad ayaa waxaa uu dhawaan ku guuleystay  Bilad Caalami ah oo Sandkiiba mar labixiyo iyadoona biladaasi ay  bixisay Hay’ada IMO da waxaana latartamayey Cabdulqadir Farax Gabeyre gabar  polish ah lakiin markii danbe gacanta loo galiyey biladasi isaga.

Biladaan  la siyey Gabeyre waxaa ay ku timid ka dib mamrkii uu siweyn uu ugu dhex muqday bulshada dhexdeeda waxaana uu sameyey Hay;ad la yiraahdo Fondation For Soomaalia oo ka dhisan Magaalada Warsow ee wadanka Poland taasi oo wax badan u qabatay dadka Soomaaliyeed iyo dadka Ajaaniibta ah ee ku nool wadankaasi.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Gabeyre oo abaalmarintaan caalamiga ah lagu gudonsiinaayey Fagaare weyn oo ay joogeen kumanaan ruux oo ku yaala Magalada Warsow ee Poland ,ayaa waxaa u sheegay in uu aad ugu faraxsanayahay in la siyo abaalmarintaan caalamiga ah waxaana uu shegay in ay tahay guul u soo hooyatay Soomaalida isagoona intaasi ku daray in uu sii laba laabidono howsha uu hayo .

Abaala marintaasi ka sakow gabeyre ayaa waxaa laga qoray buug ka hadlaaya Noloshisa iyo Soomaaliya kaasi oo uu qoray aqoonyahan polish ah oo rabay in wax badan uu ka ogaado Soomaliya si uu u la wadaago bulshada caalamka .

1 2 3 4 5 6 7

Previous Post

Maxkamada Sare ee Dalka Kenya oo Hakisay Qodobo Ku Jira Sharciga Muranka Dhaliyay ee Ammanka Kenya

Next Post

Maamulka iyo ardada Jaamacada Jasiira oo Daawooyin gaarsiiyay Dad barakacayaal ah{SAWIRRO}

Next Post
Maamulka iyo ardada Jaamacada Jasiira oo Daawooyin gaarsiiyay Dad barakacayaal ah{SAWIRRO}

Maamulka iyo ardada Jaamacada Jasiira oo Daawooyin gaarsiiyay Dad barakacayaal ah{SAWIRRO}

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In