Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Aqoonyahanno Soomaaliyeed Oo Mareykanka Ka Wada Wacyigilin Lagu Xoojinaya Dowladnimada

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Aqoonyahanno Soomaaliyeed Oo Mareykanka Ka Wada Wacyigilin Lagu Xoojinaya Dowladnimada
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Aqoonyahanno Soomaaliyeed oo iskood isku xilqaamay ayaa shacabka Soomaaliyeed ee dalka Maraykanka xiliyadii u dambeeyay ku wacyi galinayay in ay ku baraarugaan sidii loo samatabixin lahaa ummadda  Soomaaliyeed islamarkaana loo xoojin lahaa Nidaamka dhisan iyadoo qaladaadka la saxayo.

Waxa ay aqoonyahanadani oo ku Midaysan ururka Gurmad mar ay maanta la hadlayeen Soomaalida Ohio kulankoodu waxa uu u dhacay sida tan.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

“Dadka Soomaaliyeed waa dad leh Haybad iyo sharaf soo jiren ah waana dad ka tilmaaman caalamka hanka iyo qabka ay leeyihiin waxa ay tusaale u ahayeen geeska Africa waxaana walaalaha Gurmad ay u istaageen in ay soo celiyaan sharaftii Soomaaliyeed iyaga oo kaashanaya shacabka, iyo dowladooda, ma’ahan urur siyaasadeed oo madaxnimo doon ah. Ayay tiri Khadro Maxamed oo ka mid ah jaaliyada Soomaaliyeed ee Ohio.

Garyaqaan C/waaxid Qalinle ayaa yiri ” Hadafkeena iyo taladeenu waa in 2016-ka isbadalka Soomaaliya ay galayso uu ahaadaa mid Soomaalida loo daayo oo ay dadka Soomaaliyeed iyagu waxooda qabsadaan,waxaan kaloo qabnaa in Nidaamkii jiray aan la duminin oo aan la bur burinin ee halkii la soo gaarsiyay laga sii wado wixii qaldana la saxo.

Prof; Jibriil Mohamed ayaa yiri “Naga mid ma’ahan qof hada u ordaya xil iyo jago qorashaha nooguma jirto waxaan u taaganahay in la helo Soomaaliya oo si saxa u shaqeynaysa inaga oo qofna taageerayn qofna mucaaradayn isla markaana u taagan in aan caawino Hay’adii Dowladeed ee shacabka u adeegaysa.”

Previous Post

Guddoomiyaha Gobolka Shabeelaha Dhexe Oo Lagu Wado In Maanta Uu Xariga Ka Jaro Mashaariicyo Laga Hirgaliyay Deegaanada Qalimow iyo Xawaadlay

Next Post

Shir looga hadlayo ka hortagga gudniinka Firooniga oo maanta ka furmay Muqdisho “Sawirro”

Next Post
Shir looga hadlayo ka hortagga gudniinka Firooniga oo maanta ka furmay Muqdisho “Sawirro”

Shir looga hadlayo ka hortagga gudniinka Firooniga oo maanta ka furmay Muqdisho "Sawirro"

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In