Thursday, September 10, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Akhriso:-Waxqabadka Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka

admin by admin
8 years ago
in Wararka
0
Akhriso:-Waxqabadka Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Hoggaamiyeyaasha ururrada shaqaalaha ee ka kala socda dalalka Geeska Afrika oo shir ku yeeshay Muqdisho

Hoggaamiyeyaasha ururrada shaqaalaha ee ka kala socda dalalka Geeska Afrika oo shir ku yeeshay Muqdisho

September 9, 2026
๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ฅ๐š ๐ค๐ฎ๐ฅ๐ฆ๐š๐ฒ ๐†๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐š ๐’๐š๐ซ๐ž ๐ž๐ž ๐€๐ค๐š๐๐ž๐ž๐ฆ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐‡๐จ๐ ๐ ๐š๐š๐ฆ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐๐š๐ซ๐š๐ง

Taliyaha Ciidanka X.D.S oo mar labaad loo soo magacaabay 23 Agosto 2018 kadib markii guud ahaan muwaadiniin Soomaaliyeed gaar Ciidanka X.D.S soo codsadeen in la soo celiyo S/Gaas Daahir Aadan Cilmo (Indha Qarshe) kaa soo xaqiijin kara dib u dhiska Ciidanka X.D.S.

marka laga eego heerka aqoontiisa ciidan, waayaaragnimadiisa iyo kartidiisa. Dowladda federalka soomaaliya ay tixgaliyeen rabitaanka muwaadiniinta soomaaliyeed gaar ahaan Ciidanka X.D.S waxay markii labaad loo soo magacaabay xilka taliyaha Ciidanka X.D.S S/ Gaas Daahir Aadan Cilmi (Indho-Qarshe) oo lagu yaqaqaano nin markiiba abaara meelaha uu ka liito Ciidanka X.D.S

si kor loogu qaado wax qabadka dhinac kasto leh ee ciidanka X.D. Haddii tusaale kooban aan ka soo qaadano wax qabadkiisii hore mudadii 1aad ee xilka taliyenimada loo soo magacaabay sanadkii 2013-2015:

1. Wuxuu Ciidanka u kala saaray Howlgal,Howlgab,Naafo iyo Agoon, taasoo saldhig u aheyd qaab dhismeydka ciidanka X.D.S ee lagu yaqaanay.

2. Wuxuu kala saaray Mushaaraadka Ciidanka X.D.S Askar iyo Saraakiilba ay isku mid ahaayen ($100), wuxuuna u kala saaray Mushaarka saraakiisha laga bilaabo Sareeye ilaa Xidigle oo mid kasto Mushaar cayiman oo ku filan la siiyay.

3. Wuxuu Suurto galiyay in si wadajir ah looga shaqeeyo qorshaha la dagaalanka Argagixisada Alshabab iyo dib u dhiska ciddanka X.D.S oo isugu jira Tababarada Ciidanka (Dibadda iyo Gudaha) ku waasoo isugu jira Saraakiil, Saraakiil Xigeen, iyo Askar.

4. Wuxuu Xaqiijiyay xiriirka wada shaqeynta Taliska Guud Ciidanka X.D.S. iyo dowladaha gacanta naga siiyo dib u dhiska ciidan X.D.S

5. Wuxuu soo celiyay kala dambeyntii iyo dishibiliinka Ciidanka X.D.S, iyadoo saldhig looga dhigay sixitaanka darajooyinka saraakiisha X.D.S.

Iyadoo ay Intaas ka badan yihiin wax qabadka Taliyaha X.D.S, ayaan waxaa ku soo koobnay waxqabadkiisii hore mudadii uu xilka hayay laga soo bilaabo 2013-2015

Dib u soo magacaabistiisa ย xilka Taliyaha Ciidanka X.D.S S/Gaas Dahir Adan Cilmi (Indha Qarshe) uu ku yimid rabitaanka Ummadda Soomaaliyeed oo u baahan Ciidan Qaran gaar ahaan Ciidanka X.D.S.

Taliye Indha Qarshe ย ayaa bilaabay in uu is beddel deg deg ah ku sameeyo qeybaha kala duwan ee X.D.S.

1. Tayeenta Hoggaamada Taliska Guud, si taakuleynta ciidanka dhinaca hawlgalinta iyo maamulka uu u noqdo (Kor Hoos,Hoos Kor) wuxuuna Hoggaamada Taliska Guud u kala magacaabay saraakiil ku haboon aqoon ahaan iyo karti ahaanba Hoggaamada kala duwan ee Taliska Guud oo ah maskaxdii ciidanka X.D.S.

2. Wuxuu bilaabay in la diyaariyo qorshihii hawlgalinta ee sifeenta ย cadawga Alshabab kaas oo lagaga soo faramaroojinayo deegaanada ay ka taliyaan, waxaana saldhig looga dhigay (Badbaado1, Badbaado2) oo ku fadhiya hawlgalladii lagu qaaday Goballada Sh/hoose iyo Sh/Dhexe kuwaas oo laga soo hooyay guulo wax ku ool ah oo ay ka mid yihiin in deegaano cusub ay qabsadeen Ciidanka X.D.S, kuna sugan yihiin hadda oo horey cadawga u haystay, sida deegaanada xeebta Jasiira ilaa Marka,Dhanaane,Ceel Aw maki iyo Jilib Marka.

3. Si loo xaqiijiyo tayada saraakiisha ciidanka X.D.S ayaa loo fariisiyay imtixaan qorsheysan dhammaan Saraakiisha Ciidanka X.D.S, ayadoo loo saaray guddiyo kala duwan ee qaadista imtixaanka iyo sixitaankiisa, waxaana la sugayaa natiijadii imtixaanka oo mar dhaw la soo saari doono, waxeyna saldhig u noqoneysaa kala saaridda Saraakiisha tayada leh iyo kuwa aan tayada laheyn oo laga gaari doono goโ€™aanada ku haboon.

4. Waxaa is beddel lagu sameeyay dhammaan Taliyaasha Qeybaha Ciidanka X.D.S si loo dar dargeliyo qorshaha cusub ee la dagaalanka cadawga Alshabaab,

5. Hoggaamada Taliska Guud waxaa ka socda qorshaha 4tasano ee loogu talagalay in lagu fuliyo waqtiga kala guurka oo dalkoo dhan difaaciisa uu la wareegi doono ciidanka X.D.S.

Iyadoona ay xusid mudan tahay in taliyaha ciidanka X.D.S kaliya oo isku heysto aqoonta guud ee ciidanka X.D.S (Dhul,Cir iyo Badda) waana sarkaalka kaliya oo nool,heystana Billad Dahab ah sidaas darteed waa isha kaliya ee X.D.S ee dhinaca dib u dhiska iyo hoggaaminta ciidanka X.D.S.

Previous Post

Is-beddelka cimillada Soomaaliya oo laga digay

Next Post

Mas’uuliyiin ka qeyb gashay xaflad lagu dhiiri gelinayay dhallinyarada oo lagu qabtay Shangaani “SAWIRRO”

Next Post
Mas’uuliyiin ka qeyb gashay xaflad lagu dhiiri gelinayay dhallinyarada oo lagu qabtay Shangaani “SAWIRRO”

Mas'uuliyiin ka qeyb gashay xaflad lagu dhiiri gelinayay dhallinyarada oo lagu qabtay Shangaani "SAWIRRO"

Hoggaamiyeyaasha ururrada shaqaalaha ee ka kala socda dalalka Geeska Afrika oo shir ku yeeshay Muqdisho

Hoggaamiyeyaasha ururrada shaqaalaha ee ka kala socda dalalka Geeska Afrika oo shir ku yeeshay Muqdisho

September 9, 2026
0

Hoggaamiyeyaasha ururrada shaqaalaha ee ka kala socda dalalka Geeska Afrika ayaa maanta isugu yimid Muqdisho, iyadoo la furay Shirka Golaha...

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ฅ๐š ๐ค๐ฎ๐ฅ๐ฆ๐š๐ฒ ๐†๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐š ๐’๐š๐ซ๐ž ๐ž๐ž ๐€๐ค๐š๐๐ž๐ž๐ฆ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐‡๐จ๐ ๐ ๐š๐š๐ฆ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐๐š๐ซ๐š๐ง

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ฅ๐š ๐ค๐ฎ๐ฅ๐ฆ๐š๐ฒ ๐†๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐š ๐’๐š๐ซ๐ž ๐ž๐ž ๐€๐ค๐š๐๐ž๐ž๐ฆ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐‡๐จ๐ ๐ ๐š๐š๐ฆ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐๐š๐ซ๐š๐ง

September 9, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka ah Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa shir muhiim ah la qaatay Guddiga Sare iyo Maamulka...

Wasiirka Amniga Gudaha oo ka qeybgalay Madasha Caalamiga ah ee Amniga ee Lianyungang

Wasiirka Amniga Gudaha oo ka qeybgalay Madasha Caalamiga ah ee Amniga ee Lianyungang

September 9, 2026
0

Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta ka qeybgalay furitaanka Madasha Caalamiga ah...

Wasiirka Warfaafinta oo soo xiray Madasha Labaad ee Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta

Wasiirka Warfaafinta oo soo xiray Madasha Labaad ee Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta

September 8, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta magaalada Muqdisho si rasmi ah ugu...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In