Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Araaji Qabashada Musharaxiinta U Taagan Xilka Guddoonka Baarlamaanka Maamulka Galmudug Oo Heer Gaba gaba Ah Maraya

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Araaji Qabashada Musharaxiinta U Taagan Xilka Guddoonka Baarlamaanka Maamulka Galmudug Oo Heer Gaba gaba Ah Maraya
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Waxaa meel gebagebo ah maraya araaji qabashada musharaxiinta u taagan xilka guddoomiyaha iyo ku xigeenkiisa Baarlamaanka dowlad goboleedka Galmudug, iyadoo maalinta Sabtida ah ee soo socota sida uu qorshuhu yahay la qaban doono doorashada guddoonka Baarlamaankaasi.

Araaji qabashada ayaa la filayaa in la soo gaba gabeeyo islamarkaana la isku diyaariyo doorashada guddoonka baarlamaanka Galmudug uu yeelanayo taasi oo dadka ku dhaqan mudug iyo Galgaduud ay soo dhaweeyeen.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud ayaa waxaa ka jira mashquul baahsan oo la xiriira arrimaha maamul u sameynta gobolada dhexe oo in badan lagu guuleystay taasi oo lagu tilmaami karo horumar soo bidhaamay.

Baarlamaanka Maamulka Galmudug oo dhawaan la dhaariyay ayaa wajahaya shaqooyin badan oo horseed u noqonaya horumarka gobolada dhexe, waxaana sugaya waqtiyada soo aadan in ay soo doortaan guddoonka baarlamaanka maamulka Galmudug iyo madaxweynaha maamulkaasi uu yeelanayo waana mowjado siyaasadeed oo aan la saadaali Karin cida guusha doorashada ay ku raaci doonto.

Previous Post

Dhageyso Warka Subaxnimo Ee Radio Muqdisho

Next Post

Qoysas Ku Nool Baydhabo Oo Deeq Raashin La Siiyay

Next Post
Qoysas Ku Nool Baydhabo Oo Deeq Raashin La Siiyay

Qoysas Ku Nool Baydhabo Oo Deeq Raashin La Siiyay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In