Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Arday baratay luuqada Turkey oo Muqdisho shahaadooyin lagu gudoonsiiyay

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Jimciyadda ASAL oo siminaar lagu baranayo Wadaniyadda u qabatay Arday
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ardaydan shahaadooyinka la guddoon-siiyey oo dhammeystay barashada luqadda Turkiga ayaa tiradoodu aheyd 40 arday, kuwaasoo qaatey koorso saddex bilood ah oo ay ku baranayeen luqadda waddankaasi.

Ardaydan oo wax ka barta dugsiga Beder Secondary School oo xarun u ah dugsigii hore ee Farsamada Gacanta oo ay hadda gacanta ku heyso hay’ad la yiraahdo NILE ORGANIZATION ayaa sidoo kale hay’addu waxay shahaadooyin guddoonsiisay qaar ka mid ah macalimiintii waddankaasi u dhashay ee ardeydan luqadda Turkiga baray.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Maamulaha Dugsiga Beder  Bilal Kose ayaa ugu hambalyeeyay ardayda muddada kooban ee ay luqadda Turkiga ku barteen wuxuuna sheegey barnamijyada noocan ah iney sii wadi doonan “Waxaan idunkugu hambalyeynayaa barashada luqada turkiga waxana idiin balan qadayaa inan sii wadi doono barnamijyada an ku bahineyno luqadda Turkiga anaguna waxan intaa idanka sii baraneyna luqadda Soomaaliga si an u hormarino xiriirka iyo isdhex-galka bulshada labada wadan ). Sidoo kale mamulahu waxa uu sheegey koorsooyin luqado kala duwan ardeyda soomaaliyeed ay ku sinayaan iney hayada Nile billaabi doonto sannadka soo socda.

Qaar ka mid ah ardeyda dhammeystay barashada luqadda Turkiga ee shahaadoyinka la guddoon siiyey ayaa muujiyey sidey ugu faraxsan yihiin barashada luqaddaasi “1- aAad baan ugu faraxsanahey shahaado inaan ka qaato luqadda Turkiga 2-muddo dheer luqad an baraneynay ayaan maanta shahado ka qadaneynaa waxaan aheyn 40-tan ardey oo halkan isku wada bartay kana wada fa ideystay barashada luqada Turkiga” .

Hay’adda NILE ORGANISATION ee gacanta ku heysa dugsiga Beder Secondary School oo hadda xarun u ah dugsigii hore ee Farsamada Gacanta (Buulo Tikniko) ayaa waxey halkaasi wax ku baraan ardey Soomaaliyeed ayadoo sidoo kale magalada Muqdisho ka hirgalisay mashaariicyo ay ka mid yihiin goobo caafimaad sida Isbitaalka DEVA.

Previous Post

Hay’adda FAO sheegtay in Soomaaliya Sanadkii hore Dhoofisay Malaayiin Xoolo ah

Next Post

Saraakiil ka tirsan Ciidanka Xoogga dalka oo maanta tababar loo soo xiray

Next Post
Maleeshiyaad tababar ciidan uga socda Baydhabo oo la kormeeray

Saraakiil ka tirsan Ciidanka Xoogga dalka oo maanta tababar loo soo xiray

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In