Wednesday, August 5, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Arday deeq waxbarasho ka heshey dalka Turkiga oo Muqdisho sagootin loogu sameeyey+sawirro

admin by admin
7 years ago
in Wararka
0
Arday deeq waxbarasho ka heshey dalka Turkiga oo Muqdisho sagootin loogu sameeyey+sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabadanii oo lagu sagootinayay qaar kamid ah ardayda Jaamacadda Abaraar ee Muqdisho oo arday deeq waxbarasho ka heley Jaamacadda Salkik ee dalka Turkiga waxaa ka qeybgalay mas’uuliyiin,ardayda jaamacadad iyo waalidiinta ardaydaasi deeqda waxbarasho  heshey,waxaana lagu dhiirogeliyay in dalkoodi ay wax u soo bartaan.

Eng. Axmed Cabdi Cali Mataan oo kamid ah maamulka Jamaacada Abraar ayaa sharaxay deeqda ay heleen ardaydaysi oo ah ku dhawaad 10 oo isugu jira wiilal oiyo gabdho,waxaana uu sheegay in ardaydan ay u garatay jaamacadda Abraar in ay dalkooda iyo dadkoodi ay wax u soo bartaan,taasi oo qeyb ka aha dhiirogelinta ardayda jaamacadda dhigata.

Related posts

Wasiirka Warfaafinta oo ka qayb galay kulan loogu duceynayay Marxuum Axmed Cali Cigaal

Wasiirka Warfaafinta oo ka qayb galay kulan loogu duceynayay Marxuum Axmed Cali Cigaal

August 4, 2026
Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Oo Qaabilay Danjiraha Dowladda Indonesia

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Oo Qaabilay Danjiraha Dowladda Indonesia

August 4, 2026

‘Ardaydaan waxaa ay iugu jiraan wiilal iyo gabdho,waxaa loo dhameystiray docomentiyadoodi iyo lacago loogu talagalay in ay ku jidmaraan,waxaa ay aadyaan jaamacadda Salkik ee Turkiga oo aan xirir waxbarasho leenahay,oo deeq waxbarasho aan uga helnay,marka waxaan rajeyneynaa in ay dalkoodi iyo dadkoodi ay ugu adeegi doonaan aqoonta ay soo bartaan,waxaana jira dadaalo kale oo lagu diro arday kale”, Ayuu yiri Eng. Axmed Cabdi Cali Mataan

Aweys Faarax Ciyow iyo Xuseen Xasan Xirsi  oo ku kala hadlay magacyada waalidiinta iyo ardaydaasi ayaa maamulka uga mahadceliyay sida ay xil isaga saareen in ardayda ay helaan fursado waxbarasho oo dalka dibadiisi ah.

Dr Cabdala Maxamed Ibraahim oo ah guddoomiye kuxigeenka Jaamacadad Abraara ayaa la dardaarmay ardayda,waxaana uu sheegay in ardaydaasi looga baahanyahay in aysan shaqsiyadoodi wax u soo baran balse jaamacaddu ay ugu talagashey in aqoontoodi ay ugu faaideeyeen bulshadooda,waana qeybtii labaad oo wax barasho dibadda ah ka hesha dibadda.

Previous Post

Wasiirrada Jubbaland ee Muqdisho Ku Sugan oo Casho Sharaf Loo Sameeyay

Next Post

Shirka Tubta Siyaasadda Loo Dhanyahay Ee Hirshabeelle Oo Looga Hadlay Ajandayaal Dhowr Ah+Sawirro

Next Post
Shirka Tubta Siyaasadda Loo Dhanyahay Ee Hirshabeelle Oo Looga Hadlay Ajandayaal Dhowr Ah+Sawirro

Shirka Tubta Siyaasadda Loo Dhanyahay Ee Hirshabeelle Oo Looga Hadlay Ajandayaal Dhowr Ah+Sawirro

Wasiirka Warfaafinta oo ka qayb galay kulan loogu duceynayay Marxuum Axmed Cali Cigaal

Wasiirka Warfaafinta oo ka qayb galay kulan loogu duceynayay Marxuum Axmed Cali Cigaal

August 4, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa ka qayb galay kulan duco iyo...

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Oo Qaabilay Danjiraha Dowladda Indonesia

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Oo Qaabilay Danjiraha Dowladda Indonesia

August 4, 2026
0

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa maanta...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA iyo Safiirka Shiinaha oo heshiis kala saxiixday

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA iyo Safiirka Shiinaha oo heshiis kala saxiixday

August 4, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, iyo Safiirka Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya, Mudane Wang...

TALIYAHA CIIDANKA XOOGGA DALKA OO TABABAR U SOO XIRAY CIIDAMO KA TIRSAN DANAB

TALIYAHA CIIDANKA XOOGGA DALKA OO TABABAR U SOO XIRAY CIIDAMO KA TIRSAN DANAB

August 4, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, oo uu wehliyo Guddoomiyaha Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In