Tuesday, October 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Arday dhameysatay barashada kitaabka Arbaciin Al-nawawi oo la abaalmariyay “SAWIRRO”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
Arday dhameysatay barashada kitaabka Arbaciin Al-nawawi oo la abaalmariyay “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xaflad lagu abaalmarinayay arday dhameysatay barashada Kitaabka Arbaciin Al-nawawi oo ay ka qeyb galeen culimaa’udiin iyo waalidiinta ardayda dhashay ayaa lagu qabtay Masjiska Al-taqwa ee degmada Kaxda.

Ardayda ayaa loo qabtay tartan aqooneed ku saasan cilmiga ay ka barteen kitaabka, waxaana macalimiintu ay mid mid u weeydiiyeen arday su’aallo la xariirta kitaabka Arbaciinka ah oo muda afar bilood ah ay baranayeen.

Related posts

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮-𝐱𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐒𝐚𝐝𝐝𝐞𝐱𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐁𝐚𝐫𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐟𝐫𝐢𝐤𝐚

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮-𝐱𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐒𝐚𝐝𝐝𝐞𝐱𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐁𝐚𝐫𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐟𝐫𝐢𝐤𝐚

October 12, 2026
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

October 12, 2026

Munaasabadda ayaa waxaa ka hadlay Sheekh Axmed Maxamed Xuseen (Sheekh Axmed Mowliid) oo ku dhawaaqay natiijada tartanta iyo magacyada ardaydii kaalimaha hore ka galay tartanka. Waxaana ay noqdeen 6 arday oo ku soo baxay tartarnka oo kala ah .

Kaalinta 1aad . Cabdirisaaq Axmed

kaalinta 2 aad. Cabdi Maalik Sheekh Bashiir

kaalin 3 aad. Maxamed Deeq Maxamuud

Kaalinta 4 aad Cabdisalaan Maxamuud Maxamed

kaalinta 5aad . Muuse sheikh Cabdisamad.

kaalinta 6 aad Maxamed Macalin Ibraahiim .

Munaasabada ayaa waxaa hadiyado kala duwan la guddoonsiiyay Ardaydii galay kaalimaha hore ee tartatanka, aydoo Ardaydii kale ee aan kaalimaha ka galin Tartanka Macalimiintu ay ku dhiirigalayeen inay ku daydaan Ardayda maanta gashay Kaalimaha hore.

Sheekh Cabdulqaadir Yuusuf oo gabo gabadii ka hadlay xafladda ayaa ka sheekeeyay muhiimadda ay leedhaday in lagu tartamo diinta Islaamka, waxaana uu ku boogaadiyay ardayda inay ku dadaalaan barashada diinta Islaamka, isagoo waalidiinta Soomaaliyeed ujeediyay in caruurtooda ay ku barbaariyaan barashada ku dhaqanka diinta Islaamka.

vlcsnap-2015-03-20-21h28m31s29

vlcsnap-2015-03-20-21h27m41s25

vlcsnap-2015-03-20-21h27m51s149

vlcsnap-2015-03-20-21h28m31s29

vlcsnap-2015-03-20-21h28m56s15

vlcsnap-2015-03-20-21h29m57s127

vlcsnap-2015-03-20-21h31m11s86

vlcsnap-2015-03-20-21h31m02s15

vlcsnap-2015-03-20-21h30m51s153

vlcsnap-2015-03-20-21h31m23s226

vlcsnap-2015-03-20-21h30m24s131

Previous Post

Waxqabadka Dowladda ee Usbuucii la soo dhaafay

Next Post

Aqoon kororsi loo furay shaqaale ka tirsan xafiiska xisaabiyaha guud ee Qaranka “SAWIRRO”

Next Post
Aqoon kororsi loo furay shaqaale ka tirsan xafiiska xisaabiyaha guud ee Qaranka “SAWIRRO”

Aqoon kororsi loo furay shaqaale ka tirsan xafiiska xisaabiyaha guud ee Qaranka “SAWIRRO”

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮-𝐱𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐒𝐚𝐝𝐝𝐞𝐱𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐁𝐚𝐫𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐟𝐫𝐢𝐤𝐚

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮-𝐱𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐒𝐚𝐝𝐝𝐞𝐱𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐁𝐚𝐫𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐟𝐫𝐢𝐤𝐚

October 12, 2026
0

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay Shirka Saddexaad ee Bulshada...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

October 12, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay munaasabad heer qaran ah oo si maqaam sare...

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
0

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In