Thursday, September 24, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Arday dhameysatay dugsiga sare ee sanadkan oo Gaalkacyo loogu sameeyay xaflad dhiirigelin ah

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Arday dhameysatay dugsiga sare ee sanadkan oo Gaalkacyo loogu sameeyay xaflad dhiirigelin ah
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabadaan oo aheyd mid dhiirigalin dhanka Waxbarashada ah loogu sameeynayay Dufcaddii kow iyo Tobanaad ee ka qalin jabisay Dugsiga Sare ee Waabari oo ka mid ah dugsiyada Sare ee Dalka ee ay ka muuqanayaan horumarada Waxbarshada ayaa waxaa maanta magaalada Gaalkacyo uga qeyb galay mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradda Waxbarashada Galmudug, maamulka Degmada Gaalkacyo madax ka socatay Jaamacadaha Gobalka Mudug, waalidiin iyo marti sharaf kale

Maamulaha Dugsiga Sare ee Waabari Macalin Maxamed Sheekh Saciid oo ugu horeyn ka hadlay furitaanka munaasabada dhiiri galinta loogu sameeynayay ardayda ayaa sheegay in maanta 103 Arday oo ka qalin jabineeysa Dugsiga Sare ee Waabari loo qabanayo munaasabad dhiiri galin ah, kuwaa oo noqanaya Dufacaddii kow iyo Tobanaad ee ka baxda Dugsigaasi Waabari

Related posts

SoDMA & WFP oo kala saxiixday heshiis lagu xoojinayo u diyaar garowga Musiibooyinka

SoDMA & WFP oo kala saxiixday heshiis lagu xoojinayo u diyaar garowga Musiibooyinka

September 24, 2026
π‘―π’π’ˆπ’ˆπ’‚π’‚π’π’Œπ’‚ π‘Ώπ’Šπ’”π’ƒπ’Šπ’ˆπ’‚ π‘Έπ’Šπ’Šπ’Žπ’ 𝑸𝒂𝒓𝒂𝒏 𝒐𝒐 π’Œπ’– π’…π’‰π’‚π’˜π’‚π’‚π’’π’‚π’š π‘»π’‚π’‚π’ˆπ’†π’†π’“π’‚π’…π’‚ 𝑴𝒖𝒔𝒉𝒂𝒓𝒓𝒂𝒙 π‘³π’Šπ’Šπ’ƒπ’‚π’‚π’ π‘¨π’™π’Žπ’†π’… 𝑿𝒂𝒔𝒂𝒏 π’Šπ’šπ’ 𝑱𝑺𝑷

Qaar ka mida Madaxda Jaamacadaha Gobalka Mudug eeΒ  Puntland iyo Galmudug waaladiin iyo Aqoonyahanno Soomaaliyeed ayaa iyagu dhankooda bogaadiyay horumarka Waxbaraaho ee ka muuqanaya Gobalka Mudug Sanadihii u danbeeyay

Agaasimaha Waxbarashada Dagmada Gaalkacyo ee Wasaarada Waxbarashada Galmudug Xamdi Cabdulqaadir iyo Maayar ku-xigeenka Dagmada Gaalkacyo Injineer Maxamed Cabdi Cilmi oo soo xiray munaasabada ayaa bogaadiyay dadaalka horumarinta Waxbarashada ee ay wadaan maamulka iyo macalimiinta Dugsiga sare ee Waabari, iyagoo Tusaale usoo qaatay kaalimaha Ardayda wax ka barata Dugsiga Sare ee Waabari ay ka galeen imtixaankii mideeysnaa ee Dugsiyada Sare ee Dalka

Previous Post

Safiirka Soomaaliya ee dalka Ethiopia oo laga guddoomay nuqul ka mid ah warqadihiisa aqoonsiga

Next Post

Madaxweynaha Galmudug oo qaabilay Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya

Next Post
Madaxweynaha Galmudug oo qaabilay Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya

Madaxweynaha Galmudug oo qaabilay Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya

SoDMA & WFP oo kala saxiixday heshiis lagu xoojinayo u diyaar garowga Musiibooyinka

SoDMA & WFP oo kala saxiixday heshiis lagu xoojinayo u diyaar garowga Musiibooyinka

September 24, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, iyo Madaxa Hay’adda Cunnada Adduunka ee Qaramada Midoobay (WFP) Soomaaliya,...

π‘―π’π’ˆπ’ˆπ’‚π’‚π’π’Œπ’‚ π‘Ώπ’Šπ’”π’ƒπ’Šπ’ˆπ’‚ π‘Έπ’Šπ’Šπ’Žπ’ 𝑸𝒂𝒓𝒂𝒏 𝒐𝒐 π’Œπ’– π’…π’‰π’‚π’˜π’‚π’‚π’’π’‚π’š π‘»π’‚π’‚π’ˆπ’†π’†π’“π’‚π’…π’‚ 𝑴𝒖𝒔𝒉𝒂𝒓𝒓𝒂𝒙 π‘³π’Šπ’Šπ’ƒπ’‚π’‚π’ π‘¨π’™π’Žπ’†π’… 𝑿𝒂𝒔𝒂𝒏 π’Šπ’šπ’ 𝑱𝑺𝑷

π‘―π’π’ˆπ’ˆπ’‚π’‚π’π’Œπ’‚ π‘Ώπ’Šπ’”π’ƒπ’Šπ’ˆπ’‚ π‘Έπ’Šπ’Šπ’Žπ’ 𝑸𝒂𝒓𝒂𝒏 𝒐𝒐 π’Œπ’– π’…π’‰π’‚π’˜π’‚π’‚π’’π’‚π’š π‘»π’‚π’‚π’ˆπ’†π’†π’“π’‚π’…π’‚ 𝑴𝒖𝒔𝒉𝒂𝒓𝒓𝒂𝒙 π‘³π’Šπ’Šπ’ƒπ’‚π’‚π’ π‘¨π’™π’Žπ’†π’… 𝑿𝒂𝒔𝒂𝒏 π’Šπ’šπ’ 𝑱𝑺𝑷

September 24, 2026
0

Hoggaanka sare ee Xisbiga Qiimo Qaran ayaa si rasmi ah u shaaciyey go’aankiisa ku aaddan doorashada ku-celiska ah ee Galmudug,...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN DOCEED LA QAATAY DHAXAL-SUGAHA KUWAIT

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN DOCEED LA QAATAY DHAXAL-SUGAHA KUWAIT

September 23, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan doceed barbar socday meertada 81-aad ee shir madaxeedka Golaha Guud...

Madaxweynaha JFS oo kulan miro-dhal ah la qaatay Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Mareykanka

Madaxweynaha JFS oo kulan miro-dhal ah la qaatay Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Mareykanka

September 23, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa magaalada New York, kulan doceed miro-dhal ah kula yeeshay Kaaliyaha Xoghayaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

Β© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

Β© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In