Monday, September 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Arday dhameysatay dugsiyada sare ee Turkiga oo xaflad loo qabtay-Sawirro

caqiil by caqiil
11 years ago
in Wararka
0
Arday dhameysatay dugsiyada sare ee Turkiga oo xaflad loo qabtay-Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Waxaa Isbuucaan gudaheeda dalka Turkiga gaar ahaan magaalada Istanbul ka dhacey Xaflad qalinjabin ah oo ay soo abaabuuleen ardayda ka qalinjabiyey dugsiga sare,  ardaydan oo sanadkii 2011 deeq waxbarasho ka heley dowlada Turkiga ayaa ugu dambeyn si farxad leh ku dhameystey waxbarashadoodi heerka dugsiga sare ayagoo u sii gudbi doona heerka Jaamacadda.

Xafladda ayaa waxa soo agaasimay  Midowga Ardayda Dugsiga Sare ee Istanbul (MADSI),ardayda qalinjabisey sanadkaan ayaa waxay kala dhiganaayeen ilaa iyo 8 Iskuul oo ku yaala Magaalada weyn ee Istanbul,Xafladaan ayaa noqotey kii ugu horeeysey ee qalnjabin ey dhigtaan Ardey Soomaaliyeed oo ku sugan dalka Turkiga.

Related posts

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

September 27, 2026

Xafladda ayaa waxaa ka soo qeybgaley Madax ka tirsan ah dowlada Soomaaliya,guddi ka tirsan Midawga Ardayda Somaliyeed ee Istanbul iyo ururo ay kamid yihiin WEAREONE iyo Somali Voice.

Xildhibaan C/qaadir Cali Cumar oo ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo kamid ahaa mas’uuliyiintii xafladda joogtay oo goobta ka hadlay ayaa ardayda ku booriyaya in ay kudadaalaan waxbarashada isla markaana ay noqodaan kuwo ka faa’ideysta fursada ay siisay dowladda aynu walaalaha nahay ee Turkiga.

1549375_10204964339731756_4850637697515225732_n 1922137_726932637417725_9012178381744402961_n 10425087_726933424084313_5922672346919818651_n 10430056_726931194084536_5166517186278530779_n 10446653_726933057417683_7114214752328901637_n 10616026_726961027414886_7054996665525089005_n 11024596_726931180751204_7996840241431982148_n 11063508_726962260748096_8250540992011214576_n 11401028_726933760750946_3944145116682147361_n 11401045_726932770751045_780541285141310896_n 11406527_726933417417647_869053133763492212_n 11407037_726931720751150_2067586450223953578_n 11407072_726931340751188_5765653195411008448_n 11407085_726931214084534_598607970042677876_n 11407163_726962310748091_778423776433751984_n 11407198_726931490751173_2692879749284637511_n

Previous Post

Baarlamaanka oo ka dooday darbiga Kenya ay ka dhisaneyso xadka u dhexeya Soomaaliya iyo Kenya

Next Post

Madaxweynaha: “Dib u dhiska dalka inaga ayaa na laga rabaa, waxaanna shacabka ugu baaqayaa inaan mas’uuliyaddaasi laga cararin”

Next Post
Madaxweynaha: “Dib u dhiska dalka inaga ayaa na laga rabaa, waxaanna shacabka ugu baaqayaa inaan mas’uuliyaddaasi laga cararin”

Madaxweynaha: “Dib u dhiska dalka inaga ayaa na laga rabaa, waxaanna shacabka ugu baaqayaa inaan mas’uuliyaddaasi laga cararin”

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashanaysa Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee Jubbaland, ayaa diyaarisay 10 matoor oo...

𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

September 27, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda...

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

September 27, 2026
0

Xubno ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka ee JSP ayaa ololaha doorashada ka sameeyay xarunta Dugsiga Sare ee Mudug, iyagoo...

Xukunka Askari dilay Muwaadin Soomaaliyeed

Xukunka Askari dilay Muwaadin Soomaaliyeed

September 27, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Dable Xoogga Cabdi Aadan Ibraahim oo lagu naaneyso “Soddon” , ayaa lagu eedeeyey Dilka Marxuum Yuusuf Axmed Cabdi oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In