Monday, September 7, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Arday ka qalin jebisay Jaamacadda Soomaaliya oo shahaaddooyin la guddoonsiiyay

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Arday ka qalin jebisay Jaamacadda Soomaaliya oo shahaaddooyin la guddoonsiiyay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xaflad shahaaddooyin lagu quddoonsiinayay boqollaal arday oo ka qalin jebisay Jaamacadda Soomaaliya ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho.

Munaasabadani oo ay ku qalain jebinayeen ilaa 807 arday oo ka baxday kuliyado ay ka midka yihiin shareecada, maamulka iyo maareynta, iyo ingineerinka ayaa waxaa ka qeyb galay wasiirro iyo xildhibaano ka katirsan labada gole ee dowladda, aqoonyahanno, iyo maamulka jamacadda.

Related posts

Shirweynaha Madasha Qaran ee Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta oo ka furmay Muqdisho

Shirweynaha Madasha Qaran ee Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta oo ka furmay Muqdisho

September 7, 2026
Guddoomiyaha SoDMA oo kormeeray Webiga Shabeelle iyo Goobaha fatahaaduhu halis geli karaan

Guddoomiyaha SoDMA oo kormeeray Webiga Shabeelle iyo Goobaha fatahaaduhu halis geli karaan

September 7, 2026

Ardayda shahaaddooyinka la guddoonsiiyay ee ka qalin jebisay jaamacadda Soomaaliya waxaa ka mid ahaa suxufiyiin ka tirsan shaqaalaha wasaaraddda warfaafinta kuwaasoo ka howlgala qeybaha warbaahinta dowladda.

Prof. C/raxmaan MAclin Axmed Ablaal guddoomiyaha jaamacadda Soomaaliya ayaa ka hadlay marxaladihii kaladuwanaa oo ay soo amreen ardaydaasi, wuxuuna ku boorriyaay hay’adaha dowladda iyo kuwa kale in ay  fursado saqo siyaan dhalintaasi.

Xildhibaan Dr.  Cismaan Maxmuud Dufle gudoomiyaha guddiga arrimaha bulshada ee baarlamanka Soomalaiya ayaa ku amaanay maamulka jaamacadda dadaalka ay ugu jiraan sare u qaadida aqoonta bulshada Soomaaliyeed, isagoo dhalinyarada qalinjebisay k boorriyay iney kaalin wax ku ool ah ka qaataan horumarinta dalka iyo dadka Soomaaliyeed.

Wasiiru-dowlaha waxbarashada,  hiddaha iyo tacliinta sare C/laahi Bile Nuur, wasiirka howlaha guud iyo dib u dhsika ,Eng, Saalax seekh Cismaan iyo wasiirka dhalinyarada iyo cayaaraha ayaa dhamaantood ka hadlay qiimaha waxbarashadu u leedahay bulkshada Soomaaliyeed.

vlcsnap-2015-08-19-16h30m47s194 vlcsnap-2015-08-19-17h10m58s196 vlcsnap-2015-08-19-17h11m49s197 vlcsnap-2015-08-19-17h12m03s67 vlcsnap-2015-08-19-17h12m35s166 vlcsnap-2015-08-19-17h13m28s170 vlcsnap-2015-08-19-17h13m49s130 vlcsnap-2015-08-19-17h14m07s54 vlcsnap-2015-08-19-17h14m34s73 vlcsnap-2015-08-19-17h14m47s201 vlcsnap-2015-08-19-17h15m02s100 vlcsnap-2015-08-19-17h17m08s41 vlcsnap-2015-08-19-17h17m47s195 vlcsnap-2015-08-19-17h18m41s242 vlcsnap-2015-08-19-17h20m45s192 vlcsnap-2015-08-19-17h21m01s109 vlcsnap-2015-08-19-17h21m58s167 vlcsnap-2015-08-19-17h22m14s42 vlcsnap-2015-08-19-17h22m32s252

Previous Post

Dhageyso Warka Duhur ee Radio Muqdisho

Next Post

Guddoomiyaha Barlamaanka Soomaaliya oo la kulmay Wafdi ka socday Barlamaka Dalka Kenya

Next Post
DAAWO: Guddomiye Jawaari oo ka tacsiyeeyay geerida Marxuum Xildhibaan Xaabsade

Guddoomiyaha Barlamaanka Soomaaliya oo la kulmay Wafdi ka socday Barlamaka Dalka Kenya

Shirweynaha Madasha Qaran ee Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta oo ka furmay Muqdisho

Shirweynaha Madasha Qaran ee Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta oo ka furmay Muqdisho

September 7, 2026
0

Shirweynaha Madasha Qaran ee Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta 2026 (Strategic Communication Forum) ayaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho, waxaana ka qeyb...

Guddoomiyaha SoDMA oo kormeeray Webiga Shabeelle iyo Goobaha fatahaaduhu halis geli karaan

Guddoomiyaha SoDMA oo kormeeray Webiga Shabeelle iyo Goobaha fatahaaduhu halis geli karaan

September 7, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa kormeer ku sameeyay Webiga Shabeelle iyo goobaha nugul...

Taliyaha Ciidanka Lugta oo kormeer ku tegay buundada magaalada Baardheere ee Gobolka Gedo 

Taliyaha Ciidanka Lugta oo kormeer ku tegay buundada magaalada Baardheere ee Gobolka Gedo 

September 7, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Lugta Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo howlo shaqo u jooga magaalada Baardheere ee Gobolka...

Ciidanka Kumaandooska Danab oo howlgal qorshaysan ka fuliyay Duleedka Deegaanka Harboole ee dagmada Afmadow

Ciidanka Kumaandooska Danab oo howlgal qorshaysan ka fuliyay Duleedka Deegaanka Harboole ee dagmada Afmadow

September 7, 2026
0

Ciidanka Kumaandooska Danab oo kaashanaya saaxiibada caalamiga ah ayaa howlgal qorshaysan ka fuliyay duleedka deegaanka Harboole ee degmada Afmadow ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In