Thursday, September 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Arday ka tirsan Jaamacadda SIU oo sanad waxbarasho ah ku soo qaatay dalka Uganda “Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Arday ka tirsan Jaamacadda SIU oo sanad waxbarasho ah ku soo qaatay dalka Uganda “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ardyday Soomaaliyeed oo barashada cilmiga caafimaadka ka dhameystay jaamacada Makareeri University oo ku taala dalka Yugandha ayaa tiradoodi gaaraysa ku dhawaad 20 arday kuwaasi oo kamid ahaa ardada dhigata jaamacad SIU oo fursad u heley in ay ka faaideystaan heshiis dhanka waxbarashada ah oo ay horey u kala sixiixdeenlabada jaamacadood.

Garoonka diyaaradha magaalada muqdisho waxaa ku soo dhaweyey maamulka iyo ardayda jaamacada SIU aydoo qaar kamid ah ardayda ay warbaahinta uga warameen wax yaabihii ay ka faaideen mudadii sanadka ahayd oo cilmigan caafimaadka ay ka baranayeen jaamacda makareeri ee ugandha

Related posts

Wasiirka Qoyska XFS & Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka oo isku raacay wada-shaqeynta labada dhinac

Wasiirka Qoyska XFS & Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka oo isku raacay wada-shaqeynta labada dhinac

September 16, 2026
Soomaaliya iyo Nigeria oo ka wada hadlay Danaha  labada dal

Soomaaliya iyo Nigeria oo ka wada hadlay Danaha labada dal

September 16, 2026

Dr. Cismaan Maxamuud Faytaan oo kamid ah mamaulka jaamacad SIU iyo Dr. Okayalo oo makareeri katirsan SIUna wax ka dhiga ayaa dhankoodi ka warbixyaay ahmiyada bulshada Soomaaliyeed ay u leedahay in la helo arday waxbarasho tayeysan dibadaha ka hela iyo dowrka horumarka ay ku leedhaya.

Isbedelada dhanka amaanka ah iyo horumarada dhinac yada badan leh oo sanadihii ugu dambeyeey ku soo kordhayaay caasimada Soomalaiya muqdisho ayaa horseeday in ay ku soo dhiiradaan dadka ajaanibta ah oo iyagu howlo kaladuwan u imaanaya dalka waxaana kamid ah isdhafsiga waxbarshao ee qaar kamid ah jaamacadaha muqdisho iyo wadamada dibada ah oo qaar macalimiintoodi ay soomaaliya kusugan yihiin.

vlcsnap-2015-06-26-11h44m16s138 vlcsnap-2015-06-26-11h44m56s44 vlcsnap-2015-06-26-11h45m11s206 vlcsnap-2015-06-26-11h45m22s33 vlcsnap-2015-06-26-11h45m47s88 vlcsnap-2015-06-26-11h46m02s237 vlcsnap-2015-06-26-11h47m06s114 vlcsnap-2015-06-26-11h47m15s200 vlcsnap-2015-06-26-11h48m27s152 vlcsnap-2015-06-26-11h48m46s89 WHITE-KA

Previous Post

Barnaamijka kulanka todobaadka oo looga hadlay ahmiyadda 26-ka Jun “Dhageyso”

Next Post

Madaxweynaha oo Ubax dhigay taalada Daljirka Dahsoon-Sawirro

Next Post
Madaxweynaha oo Ubax dhigay taalada Daljirka Dahsoon-Sawirro

Madaxweynaha oo Ubax dhigay taalada Daljirka Dahsoon-Sawirro

Wasiirka Qoyska XFS & Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka oo isku raacay wada-shaqeynta labada dhinac

Wasiirka Qoyska XFS & Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka oo isku raacay wada-shaqeynta labada dhinac

September 16, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS, Amb. Khadiija Maxamed iyo Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka Mudane Cabdikariin...

Soomaaliya iyo Nigeria oo ka wada hadlay Danaha  labada dal

Soomaaliya iyo Nigeria oo ka wada hadlay Danaha labada dal

September 16, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Dalka Kenya, ahna Wakiilka Joogtada ah ee Soomaaliya u qaabilsan UNEP iyo UN-Habitat, Mudane...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo bogaadiyey horumarka iyo isbeddelka Dhaqaale ee la sameeyey.

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo bogaadiyey horumarka iyo isbeddelka Dhaqaale ee la sameeyey.

September 16, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu soo bandhigayay Warbixinta Dhaqaalaha...

Agaasimaha EAC oo Ganacsatada Soomaaliyeed ugu Baaqay Ka qaybgalka Som Souk Expo 2026

Agaasimaha EAC oo Ganacsatada Soomaaliyeed ugu Baaqay Ka qaybgalka Som Souk Expo 2026

September 16, 2026
0

Agaasimaha Arrimaha Bulshada Bariga Afrika (EAC) ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Maxamed Faatir, ayaa ku dhiirrigeliyey...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In