Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Arday ka tirsan Qaxootiga Yemen ee Muqdisho jooga oo deeq waxbarasho la siiyay

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Qaxooti Dowladda ka  Codsanaya in la Caawiyo+Dhageyso
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maamulka mu’asasada Shariif Qulateen ayaa maanta waxaa uu ku wareejiyay safiirka Yemen ee Soomaaliya Iskuul loogu talagalay in ay wax ku bartaan ardayda qaxootiga Yemeniyiinta ah ee ku nool magaalada Muqdisho, kaasi oo ay goob joog ka ahaayeen Xildhibaan Ibraahim Saalax Deyfulah, Gudoomiyaha Dagmada Shangaani .

Gudaha Iskuulka oo ku dhow Safaarada Yemen ee Degmada Shangaani ayaa la geeyay 150 arday oo ka tirsan Qaxootiga Yemen, iyadoo lagu siiyay buugaagta iyo qalmaanta fasalada looga tala galay inay wax ku bartaan ee iskuulka Sharif Qulateen.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Caamir Axmed Maxamed Jakayti Guddoomiyaha Mu’asasada iyo Iskuulka Shariif Qulateen oo waxbarashada lacag la’aanta ah bixiyay ayaa sheegay inay garowsadeen in Carruurta Qaxootiga Yemen inay ku caawiyaan Waxbarashada oo fura u ah nolosha si aanay u halmaamin Soomaaliya.

Safiirka Yemen ee Soomnaaliya Danjire Maxamed Shaa’if iyo Xuseen Saalim oo ah Madaxa Jaaliyadda Yemen ee Soomaaliya ayaa ka mahad celiyay Waxbarashada Buugagta iyo Qalmaanta lacag la’aanta ee la siiyay Ardayda Qaxootiga Yemen.

Gudoomiyaha Dagmadda Shangaani Saciid Cabduqaadir Saciid Buwe ayaa tilmaamay in uu aad ugu faraxsanyahay in Qaxootiga Yemen ee Degmadaasi ku nool in Carruurtooda ay helaan waxbarasho lacag la’aan ah.

Xildhibaan Ibraahim Saalah Deyfalah oo ka tirsan Barlamaanka Federaalka ayaa sheegay dadka Soomaaliyeed ay waajib ku tahay in waxbarshada iyo taageerada dhinaca Nolosha ahba ay ku gacan siiyaan Qaxootiga Yemen sida ay inagu caawin jireen dhinaca waxbarasha.

Ardayda la siiyay waxbarashadda lacag la’aanta iyo Buugaagta oo faraxsan ayaa cabiray ayaa cabiray dareenkooda farxadeed.

Previous Post

Baarlamaanka oo loo qeybiyay qaraar ka dhan ah duqeynta diyaaradaha Kenya ee Gedo

Next Post

Duqa Muqdisho oo xaflado soo dhaweeyn ah loogu sameeyay dalka Britain

Next Post
Duqa Muqdisho oo xaflado soo dhaweeyn ah loogu sameeyay dalka Britain

Duqa Muqdisho oo xaflado soo dhaweeyn ah loogu sameeyay dalka Britain

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In