Sunday, November 8, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda gaadiidka iyo duulista hawada oo Kenya u dirtay arday soo baranaysa kontoraalka hawada

caqiil by caqiil
10 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda gaadiidka iyo duulista hawada oo Kenya u dirtay arday soo baranaysa kontoraalka hawada
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiiru dowlaha wasaaradda gaadiidka iyo duulista hawada ee dowladda federaalka ah ee Soomaaliya mudane Maxamed Isaaq Cismaan (Fanax) oo la hadlay wakaaladda wararka qaranka Soomaaliyeed ee SONNA ayaa sheegay in maanta magaalada Muqdisho ay ka ambabaxeen dufcaddii labaad ee arday Soomaaliyeed oo loo tababarayo koontaroolka hawada Soomaaliya.

Wasiirka ayaa sheegay in ardaydaan oo noqonaya dufcadii labaad marka lagu daro dufcaddii koowaad ay noqonayaan 30-arday, isla markaana dalka Kenya lagu soo barayo qaabkii ay u koontarooli lahaayeen hawada Soomaaliya.

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo gaaray magaalada Jowhar

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo gaaray magaalada Jowhar

November 8, 2026
Weerar sababay khasaaro nafeed oo lagu qaaday saldhig ku yaalla dalka Colombia

Weerar sababay khasaaro nafeed oo lagu qaaday saldhig ku yaalla dalka Colombia

November 8, 2026

Waxaa uu sheegay in rajo weyn ay ka qabaan in ardaydaasi markii ay dalka dib ugu soo laabtaan in wax badan ay kusoo kordhin doonaan dhinaca koontaroolka hawada Soomaaliya.

Previous Post

Ra`iisulwasaare Cumar oo ku Dhawaaqay Murashaxnimadiisa

Next Post

Daawo Sawirada : Qarxax Gaari lagu Xiray oo ka dhacay Nawaxiga Saldhiga Degmada waaberi

Next Post
Daawo Sawirada : Qarxax Gaari lagu Xiray oo ka dhacay Nawaxiga Saldhiga Degmada waaberi

Daawo Sawirada : Qarxax Gaari lagu Xiray oo ka dhacay Nawaxiga Saldhiga Degmada waaberi

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo gaaray magaalada Jowhar

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo gaaray magaalada Jowhar

November 8, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada...

Weerar sababay khasaaro nafeed oo lagu qaaday saldhig ku yaalla dalka Colombia

Weerar sababay khasaaro nafeed oo lagu qaaday saldhig ku yaalla dalka Colombia

November 8, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Taliska Ciidanka Militariga Dawladda colombiya ayaa shaaciyey in saddex askari oo kamid ahaa Ciidnkooda la dilay halka ugu yaraan...

Wasaaradda Amniga Gudaha ee Galmudug oo Saraakiil u qabatay tababar heer sare ah

Wasaaradda Amniga Gudaha ee Galmudug oo Saraakiil u qabatay tababar heer sare ah

November 8, 2026
0

Wasaaradda Amniga Gudaha Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa qabatay tababar dib-u-xoojin aqooneed iyo xirfadeed oo loogu talagalay saraakiisha iyo xubnaha Ciidanka...

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Dalka oo lagu hor dhaariyay Madaxweynaha JFS

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Dalka oo lagu hor dhaariyay Madaxweynaha JFS

November 7, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu hor dhaariyay Guddoomiyaha cusub ee Maxkamadda Sare ee dalka, Garyaqaan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In