Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

DAAWO-Arday maanta Shahaadooyin lagu Doonsiiyay.

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
DAAWO-Arday maanta Shahaadooyin lagu Doonsiiyay.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabadaan oo ka dhacday magaalada Muqdisho ayaa ahayd mid Shahaadooyin lagu gudoonsiinayay arday wax ka baratay Jaamacadda Soomaaliya,taas oo ay ka qayb galeen maamulka jaamacadda iyo marti sharaf kale.

Ardayda ayaa ka qalinjabiyay kuliyadaha Engineering-ka iyo Computer-ka oo ay muddo baranayeen, iyagoo soo bandhigay dareen kooda ku aadan sida ay ugu faraxsanyihiin in maaanta ay qaataan Shahaadooyin ka turjumaya wixii ay soo barteen.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Ugu horeyn waxaa munaasabada ka hadlay Madaxa Xafiiska Waxbarashada ee Jaamacadda Soomaliya Prof Maxamed Nuur Warsame isagoo sheegay in arday baratay kuliyadaha Engineering-ka iyo Competer-ka ay u soo dhabar adeegeen marxalado kala duwan oo ay soo mareen intii ay waxbaranayeen, wuxuuna ku booriyay in ay bulshada Soomaaliyeed uga faa’iideeyaaan aqoonta ay leeyihiin.

Guddoomiyaha Jaamacadda Soomaliya Prof Cabdiraxmaan Macalin “Ablaal” ayaa ugu hambalyeeyay ardayda manta lagu doonsiiyay shahaadooyinka iyo aqoonta ay soo bandhigeen intii ay munaasabadda socotay ,isagoo ku dhiiri geliyay in ay xoogga saaraan waxbarashada guud ahaan dadka Soomaaliyeed.

Previous Post

Guddoomiye Muungaab oo xariga ka jaray xarun caafimaad oo laga hirgeliyay degmada C/casiis “SAWIRRO”

Next Post

Baarlamaanka oo laga Codsaday in codka kalsoonida siiyo wasiirada Cusub

Next Post
Baarlamaanka oo laga Codsaday in codka kalsoonida siiyo wasiirada Cusub

Baarlamaanka oo laga Codsaday in codka kalsoonida siiyo wasiirada Cusub

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In