Monday, September 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Arday Shahaadooyin la guddoonsiiyay kaddib markii ay ka qayb galeen Barnaamij looga hadlayay Dhaqanka”SAWIRRO”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Arday Shahaadooyin la guddoonsiiyay kaddib markii ay ka qayb galeen Barnaamij looga hadlayay Dhaqanka”SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xubno ka tirsan labada Gole ee dowladda iyo Marwada Madaxweynahaย  ayaa ka qeyb galay Munaasabad shahaadooyin lagu guddoonsiinayay Arday ka qeyb gashay Tartan Cilmiyeed ku saabsan Diinta Islaamka iyo dhaqanka Suuban ee Soomaaliyeed.

Guddoomiye kuxigeenka jaamacadda Alcimra Cabdirisaaq Ibraahim Aadan oo Munasabadda ka hadlay ayaa Tallaabo Horumarleh ku tilmaamay ย in ardayda la fahamsiiyo Dhaqanka Suuban iyo Faaโ€™iidada ay leedahay.

Related posts

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ญ๐š๐›๐š๐›๐š๐ซ ๐ฎ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ซ๐ž๐ฒ ๐ƒ๐ฎ๐Ÿ๐œ๐š๐๐๐ข๐ข ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐‚๐ข๐ข๐๐š๐ง๐ค๐š ๐Š๐ฎ๐ฆ๐š๐š๐ง๐๐จ๐จ๐ฌ๐ค๐š ๐ƒ๐š๐ง๐š๐›ย 

September 28, 2026
Guddoomiyaha Hayโ€™adda SoDMA oo qaabilay Taliyaha Ciidanka Badda

Guddoomiyaha Hayโ€™adda SoDMA oo qaabilay Taliyaha Ciidanka Badda

September 28, 2026

โ€œ Tartamada Nuucaan ah waa mid faaโ€™iido u leh Dumarka Soomaaliyeed Waxaanb aad ugu Mahadcelinayaa Dhamman Gabdhihii kaalim aha hore tartankaan ku soo baxayโ€ ayuu yiri Guddoomiye ku xigeenka Jaamacadda Alcimra.

Guddoomiye kuxigeenka Ururka Haweenka Qaranka Canab Xasan Cilmi iyo Guddoomiyaha Ururka Dhallinyarada Qaranka Faadumo Cabdi warsame ayaa ku dhiirri galiyay Dhallinyarada Soomaaliyeed in ay dar-dar galiyaan Dhaqankooda si horumar Guud ahaan dadka iyo dalka u gaaro.

Xildhibaanad maryan Isaaq ayaa ugu baaqaday Ardayda ka codsatay in ay u shaqeeyaanย  dalkaooda iyo diintooda.

Wasiirka Dhallinyarada iyo Isboortiga Xukuumadda Soomaaliyaย Maxamed cabdullaahi Xasan Nuux ย ayaa sheegay in barnaamijkaan uu yahay mid lagu dhiirri galinayo dhallinyarada taas oo fursat u ah Dhammaan intii ka qayb gashay

Marwada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Sahro Cumar Xasan ayaa ku Boorrisayย  Dhallinyaradaย  in ay ka shaqeeyaan Horumarka dalka.

Soo noolaynta Awoodda Dhaqanka iyo in faham guud laga qaato Diinta islaamka waxa ay nafartay iyo waxa ay naga Reebtay ayaa ah ย horumarka Dowladnimo ee Soomaaliya.

DSCN7768 DSCN7771 DSCN7776 DSCN7785 DSCN7786 DSCN7788 DSCN7793 DSCN7797 DSCN7799 DSCN7803 DSCN7808 DSCN7810 DSCN7815 DSCN7816 DSCN7828 DSCN7829 DSCN7830 DSCN7831 DSCN7833 DSCN7837 DSCN7840 DSCN7859 DSCN7862 DSCN7863 DSCN7864 DSCN7866 DSCN7867 DSCN7868 DSCN7869 DSCN7870 DSCN7872 DSCN7874 DSCN7878 DSCN7901 DSCN7903 DSCN7915 DSCN7923 DSCN7933 DSCN7934 DSCN7935

Previous Post

Daawo Sawirada Qeyraadka Dalkeenna Ee Milano 2015

Next Post

Taliya Boliiska oo ku baaqay in la caawiyo Carruurta lagu xanaanaynayo Cabdicasiis

Next Post
Taliyaha booliiska Soomaaliyeed oo Muqdisho ku qaabilay taliyaha booliska gobolka  Minisote

Taliya Boliiska oo ku baaqay in la caawiyo Carruurta lagu xanaanaynayo Cabdicasiis

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ญ๐š๐›๐š๐›๐š๐ซ ๐ฎ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ซ๐ž๐ฒ ๐ƒ๐ฎ๐Ÿ๐œ๐š๐๐๐ข๐ข ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐‚๐ข๐ข๐๐š๐ง๐ค๐š ๐Š๐ฎ๐ฆ๐š๐š๐ง๐๐จ๐จ๐ฌ๐ค๐š ๐ƒ๐š๐ง๐š๐›ย 

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ญ๐š๐›๐š๐›๐š๐ซ ๐ฎ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ซ๐ž๐ฒ ๐ƒ๐ฎ๐Ÿ๐œ๐š๐๐๐ข๐ข ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐‚๐ข๐ข๐๐š๐ง๐ค๐š ๐Š๐ฎ๐ฆ๐š๐š๐ง๐๐จ๐จ๐ฌ๐ค๐š ๐ƒ๐š๐ง๐š๐›ย 

September 28, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa Dugsiga Tababarka Shahiid G/le Xasan Tuure tababar ugu soo...

Guddoomiyaha Hayโ€™adda SoDMA oo qaabilay Taliyaha Ciidanka Badda

Guddoomiyaha Hayโ€™adda SoDMA oo qaabilay Taliyaha Ciidanka Badda

September 28, 2026
0

Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta Xarunta Hayโ€™adda kulan kula qaatay Taliyaha Ciidanka...

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Siyaasadeedka Talo Qaran oo lagu qabtay Degmada Guriceel

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Siyaasadeedka Talo Qaran oo lagu qabtay Degmada Guriceel

September 28, 2026
0

Waxaa Degmada Guriceel ka qabsoomay kulan iyo olole ballaaran oo lagu taageerayey musharraxiinta Ururka Siyaasadeedka Talo Qaran ee u taagan...

Hayโ€™adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hayโ€™adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
0

Hayโ€™adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashanaysa Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee Jubbaland, ayaa diyaarisay 10 matoor oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In