Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Arday Soomaali ah oo ka qalin jabisay Jaamacad ku taal Gobol Suudaan ah oo Xaflad dhigtay ”SAWIRO”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Arday Soomaali ah oo ka qalin jabisay Jaamacad ku taal Gobol Suudaan ah oo Xaflad dhigtay ”SAWIRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xafladan oo ay ku qalin jabinaayeen arday ka socotay Dowlado kala duwan oo ay Soomaaliya Hormuud u aheyd ayaa waxaa kasoo qayb galay Masuuliyiin ka socotay Safaarada Soomaalida oo uu hor kacayay lataliyaha koowaad ee Safaarada Ibraahim Guure Maxamed,  Xogahaya Safaarada, iyo Xoghaya jaaliyada Soomaaliyeed ee Suudaan,  Gudoomiyaha ardayda Soomaaliyeed ee Suudaan,  Suldaan Kamaal oo kamida Salaadiinta Soomaaliyeed,  Masuuliyiin ka socoday Wasaaradda Hidaha iyo Tacliinta sare ee Suudaan gaar ahaan Hay’ada u qaabilsan ardayda ajaanibta,  Maamulka jaamacada iyo Masuuliyiin kale.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Xaflada oo si heer sare loo soo agaasimay ayaa ka hor inta aysan Bilaaban waxa ay ardayda Qalin jabisay oo ay whlinayeen Ciidamada Baambayda Socod kusoo mareen Wadooyinka Magaalada Qadaarif.

La taliyaha koowaad ee Safaarada Soomaaliyeed ee Suudaan oo kalmad ka jeediyay Madasha ayaa u mahadceliyay dowlada aan walaalaha nahay ee Suudaan sidoo kalena la dardaarmay ardayda Soomaaliyeed inay u diyaar garoobaan sidii ay wax kaga qaban lahaayeen Xaalada dalkooda hooyo.

Gabagabada Xaflada ayey dhalinyarada Soomaaliyeed soo bandhigeen Ciyaaraha Hidaha iyo dhaqankeena Hooyo taa oo ay u riyaaqeen shacabki madasha ku sugnaa

2 3 4 5 6 7 8 9 10 11 12 13 14

Mohamed Abdikadir So’dal

Previous Post

Ku simaha Madaxweynaha oo la kulmay Safiirka Mareykanka u fadhiya Soomaaliya “SAWIRRO”

Next Post

Wabiga Shabeelle oo wada biyo dheeraad ah

Next Post
Wabiga Shabeelle oo wada biyo dheeraad ah

Wabiga Shabeelle oo wada biyo dheeraad ah

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In