Sunday, September 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Arday Soomaaliyeed Oo Maanta Loo Sagootiyay dalka Shiinaha ah

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
4 years ago
in Wararka
0
Arday Soomaaliyeed Oo Maanta Loo Sagootiyay dalka Shiinaha ah
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Mas’uuliyiin ka socotay Dowladda Fedaraalka iyo maamulka Safaaaradda Shiinaha ee Magalada Muqdisho, ayaa maanta sagootiyay 14 arday oo deeq waxbasho ka helay Dowladda Shiinaha .

Xafladda sagootinta oo ka dhacday xarunta Safaaaradda,waxaa ka hadkay Drs Hodan Cusmaan Cabdi la-taliyaha Xiriirka Caalamiga ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha iyo safiirka Dowladd Shiinaha ee fadhigiisu yahay Magaalada Muqdisho Mr. Fei Shengchao , diblamaasiyiin kale, waxaana goobjoog ahaa ardaydii iyo marti sharaf lagu casuumay.

Related posts

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo booqasho dhiirrigelin ah ugu tagay Ciidamada ku sugan magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo booqasho dhiirrigelin ah ugu tagay Ciidamada ku sugan magaalada Baydhabo

September 13, 2026
Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

September 12, 2026

La-taliyaha xafiiska Ra’iisul Wasaaraha wasaaraha Marwo Hodan Cusmaan Cabdi Ayaa tiri ” Waxaad u baxdeen dal aan dalkiina aheyn, ujeedka safarkiina maahan inaad lumisaan, waa inaad kasoo dhalaashaan wixii aad u baxdeen oo ah waxbarasho,Cilmiga aad soo baran rabtaa idinka bes muhiim idiin maahan,ee dalka,dadka iyo naftiinaba muhiim ayow idiin yahay”.

Safiirka Dowladda Shiiina u jooga Soomaaliya Fei Shengchao, ayaa asne dhankiisa,ku booriyay ardayda la siiyay deeqda waxbasho inay ku dadaalan sidii ay kor ugu qaadi lahaayeen Aqoontooda ,iyagoo ka faa’ideysanaaya fursadahaasi waxbarasho oo ay ka heleen Dolwadda Shiinaha.

Gabagabadii waxaa Munaasbadaasi ka hadlay  qaar ka mid ah ardayda helay Deeqda Waxbasho,iyagoo u mahadceliyay   dowladaaha  Soomaliya iyo Shiinaha.

Tags: Arday Soomaaliyeed Oo Maanta Loo Sagootiyay dalka Shiinaha ah
Previous Post

Duqa Muqdisho Oo Kulan La Qaatay Madaxda Qatar Charity

Next Post

Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Barayaasha Soomaaliyeed Ugu Hambalyeeyay Maalinkooda

Next Post
Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Barayaasha Soomaaliyeed Ugu Hambalyeeyay Maalinkooda

Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Barayaasha Soomaaliyeed Ugu Hambalyeeyay Maalinkooda

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo booqasho dhiirrigelin ah ugu tagay Ciidamada ku sugan magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo booqasho dhiirrigelin ah ugu tagay Ciidamada ku sugan magaalada Baydhabo

September 13, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Gen. Sahal Cabdullaahi Cumar, oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS, ayaa...

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

September 12, 2026
0

Dable Xoogga Maxamuud Axmed Faarax Kabtan Dhashiike, ayaa Lagu Eedeeyay in uu si kas ah u dilay Marxuum Cabdicasiis Sheekh...

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

September 12, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed XDS General Sahal Cabdullaahi Cumar oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS ayaa...

Wasaaradda Amniga Galmudug oo daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta iyo wada-shaqaynta guddiyada

Wasaaradda Amniga Galmudug oo daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta iyo wada-shaqaynta guddiyada

September 12, 2026
0

Wasaaradda Amniga Galmudug ayaa maanta magaalada Gaalkacyo ka daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta, xirfadaha iyo wada-shaqaynta guddiyada iskaashiga Booliiska iyo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In