Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ardayda Jaamacadda Camuud oo adeegyo caafimaad u qabtay bukaanno “SAWIRRO”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
Ardayda Jaamacadda Camuud  oo adeegyo caafimaad u qabtay bukaanno “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ardayda Jaamacadda Camuud kuliyadda caaafimaadka gaar ahaan qeybta caafimaadka afka iyo ilkaha (Faculty of dentistry) oo ay weheliyaan maamulka kuliyadda iyo dhakhaatiir aqoon durugsan iyo takhasus gaara u leh caafimaadka afka iyo ilkaha oo socdaal shaqo ku tegay gobolada beri ee deegaannada maamulka Somaliland, ayaa halkaasi ka fuliyay adeegyo caafimaad.

Safarkaasi oo ahaa mid mutadawacnimo ah ayaa ardayda iyo maamulkooda oo is kaashanayaa adeegyo caafimaad oo kala duwan waxa ay u fidiyeeen dad weynaha ku dhaqan deegaanno hoostaga magaalooyinka Berbera iyo burco oo aan horey u arag adeeg caafimad mid noociisa ah.

Related posts

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026

Ardayda iyo maamulka ayaa barnaamijyo wacyigelineed u sameeyay dadkii ay la kulmeen, kaasi oo looga hadlay qiimaha caafimaadka Afka iyo ilkaha ay bulshada u leedahay, waxaana wafdiga ardayda hogaaminayay madaxa Kuliyadda Caafimaadka ee Jaamacadda Camuud, Dr Cabdirashiid Cumar Ibraahim.

Dhaqaatiirkta ayaa adeegyada caafimaad ka bilaabay MCH ka Jaamalaaye Berbera, iyagoo halkaasi ka fuliyay adeegyo caafimaad oo ay kamid yihiin buuxinta ilkaha, sifeynta ilkaha, daweyn, ka saaaris iyo la talin guud oo ay siinayeen dadkii ay adeegyada caafimaad u qabteen.

IMG_0757

IMG_0873

IMG_0962

IMG_1083

IMG_1111 - Copy

IMG_1114 - Copy

IMG_1132

IMG_1173

IMG_1287

IMG_1608

IMG_6880

Previous Post

Dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

Next Post

Shirkadda Caymiska Islaamiga ah ee Takaaful oo xarigga laga jaray “SAWIRRO”

Next Post
Shirkadda Caymiska Islaamiga ah ee Takaaful oo xarigga laga jaray “SAWIRRO”

Shirkadda Caymiska Islaamiga ah ee Takaaful oo xarigga laga jaray “SAWIRRO”

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In