Monday, September 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ardayda jaamacadda Jamhuuriya oo dooratay hoggaan cusub “Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Ardayda jaamacadda Jamhuuriya oo dooratay hoggaan cusub “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xaflad ay soo agaasimeen maamulka jaamacadda Jamhuuriya University laguna soo bandhigayay waxqabadka ardayda jaamacadda Jamhuuriya  islamarkaana lagu dooranayay gudoomiyaha urureka ardaytda jaamacaddaasi ayaa lagu qabtay Muqdisho.

Munaasabaddaasi waxaa ka qeyb galay  maamulkja jaamacadda, macalimiin, waalidiin, arday  iyo marti sharaf kale
iyadoo intii ay socotay munaasabadda lagu soobandhigay wax qabadka iyo hoggaanka  ardayda jaamacadda Jamhuuriya, waxaana abaalmarino iyo shahaddo sharaf lagu gudoonsiinayay qaar ka mid ah ardayda Jaamacaddaasi.

Related posts

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

September 27, 2026

Gudoomiyaha  cusub ee Midowga Ardayda Jaamacadda Jamhuuriya  Maxamed Daahir  oo munaasabdda  kalmado dhiiri gelin leh ka jeediyay ayaa  ka hadlay faa’iidooyinka ay leedahay midnimada isku duubnida ardayda jaamacaddaasi.

Madaxa arimaha ardayda jaamacadda Jamhuuruya  ahna ku xigeenka hormuudka kuliyadda caafimaadka Dr. C/fitaax Ibraahim Cumar ayaa ardayda ku amaanay wax qabadkooda iyo hoggaanka ay sameysteen.

Gudoomiyaha jaamacadda Jamhuuriya prf Maxamud Axmed Jimcaale oo gabagabadii munaasabadda ka hadlay ayaa ardayda  ku boorriyay in ay sii wadaan dadaaladooda  ay ku soo ban dhigayaan wax qabadka ay muujiyeen, isagoo tilmaamay in ardayda jaamacdda Jamhuuriya ay yihiin kuwa u qalma in ay mustaqbalka hogaamiyaan wadanka.

8fef586b-01db-4673-aad7-15719ae7630f 69d5fb68-8917-4c47-a062-74ebe8fe804e 97cb6783-0e4d-46e8-9738-5f0be961e22c 23254f59-ef79-4887-afed-3a644454c528 bb15687f-2772-45dc-bf9f-2659f5827a1b bf5c5cb6-b977-48e1-99fa-f48dc8a19e7e d94bf7d8-73a6-4515-9aff-34d25cf23b43 e1c0cd95-9315-4027-9e34-b0b40a4da124 e0330650-c074-4b6d-9f0b-cd3b9f30b085 eeb3b65a-ab7f-405f-88b4-73b2eebd0922 f2ac7845-a7f9-4aef-ba38-72479cba8ac2

Previous Post

China oo 60 Bilyan Doolar ku bixineysa horumarinta Afrika

Next Post

R/wasaaraha “Waxaan saaka ka Quraacannay Galmudug, Maantana ka qadeeynay Puntland, nabadiina waa hirgashay”+Sawirro

Next Post
R/wasaaraha “Waxaan saaka ka Quraacannay Galmudug, Maantana ka qadeeynay Puntland, nabadiina waa hirgashay”+Sawirro

R/wasaaraha “Waxaan saaka ka Quraacannay Galmudug, Maantana ka qadeeynay Puntland, nabadiina waa hirgashay”+Sawirro

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashanaysa Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee Jubbaland, ayaa diyaarisay 10 matoor oo...

𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

September 27, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda...

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

September 27, 2026
0

Xubno ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka ee JSP ayaa ololaha doorashada ka sameeyay xarunta Dugsiga Sare ee Mudug, iyagoo...

Xukunka Askari dilay Muwaadin Soomaaliyeed

Xukunka Askari dilay Muwaadin Soomaaliyeed

September 27, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Dable Xoogga Cabdi Aadan Ibraahim oo lagu naaneyso “Soddon” , ayaa lagu eedeeyey Dilka Marxuum Yuusuf Axmed Cabdi oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In