Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ardayda Jaamacadda Muqdisho oo maanta u fadhiistay imtixaanka 2014/15

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
 Arday gaaraysa 4,000 kun oo maanta u fariisatay imtixaan
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ardeydaan wax ka barta Jaamacadda Muqdisho  xaruumeheeda kala duwan ayaa maanta   u fadhiista Imtaxaanka sanad waxbarasheedka 2014-2015 kuwaasi  oo isugu jira kuliyadaha kala duwan ee Jaamacadda ay baxiso oo ah sagaal kuliyadood.

Qaar ka mid ah ardeyda   oo u fadhiya y imtaxaanka kama dambeyska  ah oo kala ah kuwo Semester-ka ka gudbaya iyo kuwo kale oo qalinjebinaya dhawaan.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Dr Maxamed Xasan Nuur oo ah diiwaan  hayaha guud ee Jaamacadda Muqdisho ayaa warbaahinta  faafahin ka siyay imtaxaanka ardeydan u fadhiistay iyo tiradooda,  isla markaana  guul u rajeyay ardeyda imtaxaanka  galeysa.

“Imtixaankaasi  ayaa maanta ka bilaawday xarumaha  Jaamacadda Muqdisho ee magaalada Muqdisho,  sidoo kale  xarunta Jaamacadda ay ku leedahay magaalada Boosaaso,  intaxaankaasi waxaa u fadhiistay  dhamaan ardeyda  Jaamacadda kuliyadaha  kala duwan dhigta, gaar ahaan  Sagaal kuliyadoood, 6da bisha ilaa iyi 12-ka bishan oo ku eg maalinta Jimcaha  ayuu socan doonaa, Ardeyda  Jaamacada Muqidhsho si guud wan ugu hambalyeenayaa” ayuu yiri Dr Maxamed Xasan Nuur.

Previous Post

Wasiirka Haweenka oo si diiran loogu soo dhaweeyay Cadaado “SAWIRRO”

Next Post

Waxqabadka Dawladda ee isbuucii la soo dhaafay (Sawirro)

Next Post
Waxqabadka Dawladda ee isbuucii la soo dhaafay (Sawirro)

Waxqabadka Dawladda ee isbuucii la soo dhaafay (Sawirro)

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In