Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Haweenka oo si diiran loogu soo dhaweeyay Cadaado “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Haweenka oo si diiran loogu soo dhaweeyay Cadaado “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wafdigan ay hogaaminaysay Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo Xuquuqul insaanka Marwo Sahra Maxamed Cali Samatar ayaa waxaa qayb ka ahaa Xildhibaanno ka tirsan Baaramanka Soomaaliya waxaana garoonka diyaaradaha Cadaado ku soo dhaweeyay mas’uuliyiin ka tirsan Ximan iyo Xeeb, Guddiga Farsamada iyo qaar ka mid ah odayaasha dhaqanka.

Cumar Maxamed Diiriye Wasiirka arrimaha bulshada Ximan iyo Xeeb ayaa magaalada Cadaado ku soo dhaweeyay wafdiga wasiiraddu hogaaminaysay, isaoo xusay in ka maamul ahaan ay aad u soo dhawaynayaan wafdiga wasiiradda.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Wasiirka Haweenka iyo xuquuqul insaanka Soomaaliya Marwo Sahra Maxamed Cali ayaa ka mahadcelisay soo dhawaynta loo sameeyay.

Intaas kadib Ifraax Axmed oo lataliye ka ah Wasaaradda ayaa ka hadashay muhiimadda socdaalka maanta ee Wasiirka Haweenka iyo xuquuqul insaanka, iyado sheegtay in Wasaraddu xooga saarayso sidii kaalinta Haweenka iyo dadka la hayb sooco ay tixgalin ugu heli lahaayeen maamulka laga samaynayo Mudug iyo Galgaduud.

DSC04797 DSC04799 DSC04800 DSC04802 DSC04806 DSC04808 DSC04810 DSC04811

Maxamuud Cabdi Diirshe

Previous Post

Arday Soomaaliyeed oo Shahaadooyin lagu Guddoonsiiyay dalka finland

Next Post

Ardayda Jaamacadda Muqdisho oo maanta u fadhiistay imtixaanka 2014/15

Next Post
 Arday gaaraysa 4,000 kun oo maanta u fariisatay imtixaan

Ardayda Jaamacadda Muqdisho oo maanta u fadhiistay imtixaanka 2014/15

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In