Sunday, September 6, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ardayda Soomaaliyeed ee dalka Uganda oo laga wacyi galinnayo halista cudurka COVID-19 “SAWIRRO”

Mulki Abdirahim Hassan by Mulki Abdirahim Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Ardayda Soomaaliyeed ee dalka Uganda oo laga wacyi galinnayo halista cudurka COVID-19 “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ardayda Soomaaliyeed ee dalka Uganda ayaa laga wacyi galinnayo halista cudurka COVID-19, xilli dalka Uganda mar kale cudurka kusoo laba kacleeyay.

Kulan wacyi galin ah oo ay soo abaabuleen Arurka Ardayda Soomaaliyeed ee dalka Uganda ayaa waxaa looga hadlay sidii ardayda uga feejignaan lahayd cudurkan karoonaha oo maalmahan fara adag ku haaya shacabka reer Uganda.

Related posts

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo la kulmay Wakiilka cusub ee hay’adda WHO ee Soomaaliya

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo la kulmay Wakiilka cusub ee hay’adda WHO ee Soomaaliya

September 5, 2026
Ciidanka Kumaandooska Danab oo howlgal qorsheysan ku dilay xubno ka tirsan Khawaarijta

Ciidanka Kumaandooska Danab oo howlgal qorsheysan ku dilay xubno ka tirsan Khawaarijta

September 5, 2026

Drs. Caasho Cumar Axmed oo dhawaanahan booqasho ku joogtay dalka Uganda ayaa ardayda ugu digtay halisya cudurkan iyo sida looga feejignaan karo, maadaama goobaha ardayda yihiin meelaha ugu badan ee cudurkan ku faafay, dowladda Ugandana ay xirtay muddo 42 cisho ah.

Dhanka kale Guddoomiyaha ururka ardayda Soomaaliyeed ee Uganda Cabdimaajid Jaabir Salaad ayaa ugu mahadnaqay Diktooreyso Caasho sida ay ardayda ugu wacyi galisay xanuunkan.

Uganda ayaa cudurkan Karonaha kusoo laba kacleeyay, iyadoo dadkii xanuunka soo riday la la’ yahay isbitaallo lagula tacaalo caafimaadkooda.

Dowladda Uganda ayaa 42 cisho xirtay dhammaan goobahii waxbarashada, iyo isku socodka bulshada ee gobolada dalka iyo amarro kale, inkastoo wali laga digaayo in halista oo kusii faafa Uganda.

Previous Post

Ra’iisul Wasaare Rooble oo la kulmay Safiirka Dowladda Mareykanka u fadhiya Soomaaliya “SAWIRRO”

Next Post

Munaasabadda daahfurka bandhiga Buugga Nabadda oo  Gaalkacyo lagu qabtay “SAWIRRO”

Next Post
Munaasabadda daahfurka bandhiga Buugga Nabadda oo  Gaalkacyo lagu qabtay “SAWIRRO”

Munaasabadda daahfurka bandhiga Buugga Nabadda oo  Gaalkacyo lagu qabtay “SAWIRRO”

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo la kulmay Wakiilka cusub ee hay’adda WHO ee Soomaaliya

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo la kulmay Wakiilka cusub ee hay’adda WHO ee Soomaaliya

September 5, 2026
0

 RADIO MUQDISHO:- Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS, Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadaara), ayaa maanta...

Ciidanka Kumaandooska Danab oo howlgal qorsheysan ku dilay xubno ka tirsan Khawaarijta

Ciidanka Kumaandooska Danab oo howlgal qorsheysan ku dilay xubno ka tirsan Khawaarijta

September 5, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka sida gaarka ah u tababaran ee Kumaandooska Danab ayaa hawlgal qorsheysan oo ay ka fuliyeen deegaanka Buula Fulaay...

Guddoomiyaha hay’adda SoDMA oo gaaray magaalada Beledweyne

Guddoomiyaha hay’adda SoDMA oo gaaray magaalada Beledweyne

September 5, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA) Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, oo wehliyo Wasiir-dowlaha Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Hirshabeelle...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Beladweyne

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Beladweyne

September 5, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, oo wehliyo Wasiir-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Hirshabeelle...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In