Friday, October 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ardeyda Soomaalida ee wax ka barta Kenya oo urur ay ku mideysan yihiin sameystay+Sawirro

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Ardeyda Soomaalida ee wax ka barta Kenya oo urur ay ku mideysan yihiin sameystay+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabadani oo ahayd mid lagu shaacinayay Urur ay ku mideysan yihiin Ardayda Soomaaliyeed ee wax ka dhigata jaamacadaha  dalkani kenya ayaa waxaa ka qeyb galay Safiirka Soomaaliya ee dalkani kenya Mudane Jamaal Maxamed Xasan  iyo masuuliyiin kale oo isugu jiray guddiga ganacsatada xaafada Islii,Culimaa udiin,Aqoonyahanno iyo arday aad u faa badan oo wax ka barta kenya.

Billowgii munaasabadda ayaa faadumo Abshir Geerre waxa ay ka warbixisay marxaladihii kala duwanaa ee uu soo maray ururkan  iyo sababihii ay u aas aaseen urur ay ku mideysanyihiin ardayda Soomaaliyeed jaamacadaha kenya.

Related posts

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026

“Waxaan raadinay dhamman ardayda wax ka dhigata Jaamacadaha Nairobi,ka dibna waxan raadinay safaaradda si aan cawinaad uga helno,safiirka aad ayuu umahadsan yahay waqtiga uu nasiiyay oo aan kala hadalno arinta,qodobada aan kala hadalnay  waxaa ka mid ah in ardayda soomaaliyeed ee kenya wax ka barata aysan helin fursadaha shaqo oo ay dad kale gacanta ku hayaan”

Munaasabadda oo ay hadalo bogaadin ah ka jeediyeen masuuliyiintii ka qeyb galay ayaa sheeq Maxamed Ibraahim Shakuul  waxa uu ugu baaqay ardayda Soomaaliyeed ee dalkani kenya inay midoobaan oo ay ka qeyb qaataan ka hortaga in ardayda ay ku biiraan Kooxaha argagisida iyo Tahriibka.

“waa urur muhiim ah oo aad la shaqeysan kuwa musliminta oo aad urur firfircoon noqotaan,aqoonyahanada aad u yeerataan oo aad soo saartan dad qiimo leh oo qabyalada ka fog oo Somalinimada ku weyn tahay,oo xumaanta,tahriibka iyo xagjirka la dagaalamo in laga dhex helo waaye”

Safiirka Soomaaliya ee dalkani kenya mudane Jamaal Maxamed Xasan oo gaba gabadii munaasabadda hadal kooban oo dhiiri geli ah  ka jeediyay ayaa waxa uu isna ugu baaqay dhamman ardayda wax ka barata kenya in ururkan ay ku biiraan si safaaradda Soomaaliya ay ugu fududaato inay uga faa ideeyaan Fursadaha Shaqo.

“Anagu ka saafarad ahaan si aan dadka soomaaliyeed ugu faa ideyno waxan u baahanahay inan ogaano Ardayda Soomaaliyeed ee wax ka barta Jaamacadaha,runtii way adagtahay inaad qofka shaqo la raadiso adigoon garaneyn aqoontiisa iyo meesha uu wax ka bartay,heerka aqoontiisa gaarsiisantahay iyo xirfadaha kale uu leeyahay,

waxaan idinka codsanayaa dhamantiin inaad ururkan ku xirnaataan oo aad is aruursataan,isku xirnaataan marka fursadahaa soo baxan aan idinkaga faa ideyno,hadii aaan tiro la heyn way adkaaneysaa in fursadaas aan qof Soomaali ah uga faa’ideyno”

IMG_7398 IMG_7404 IMG_7412 IMG_7415 IMG_7422 IMG_7429 IMG_7433 IMG_7434 IMG_7438 IMG_7441 IMG_7442 IMG_7447 IMG_7457

Previous Post

Dhageyso warka habeen ee Radio Muqdisho

Next Post

Tababar loo furay guddoomiyayaasha degmooyinka iyo taliyayaasha Saldhigyada Xamar “Sawirro”

Next Post
Tababar loo furay guddoomiyayaasha degmooyinka iyo taliyayaasha Saldhigyada Xamar “Sawirro”

Tababar loo furay guddoomiyayaasha degmooyinka iyo taliyayaasha Saldhigyada Xamar "Sawirro"

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Arusha...

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

October 1, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa Ankara kula kulmay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Türkiye,...

SoDMA oo  kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

SoDMA oo kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

October 1, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan ay isugu yeertay Wasaaradaha iyo Hay’adaha Dowladda Federaalka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In