Friday, October 16, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ardaydii kaalimaha hore ka galay Imtixaanaadkii shahaadiga oo kulan dhiiri gelin ah loogu sameeyay Gaalkacyo

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
8 years ago
in Wararka
0
Munaasabad looga hadlayay Waxqabadka Ciidanka Xasilinta Booliiska Mudug oo lagu qabtay Gaalkacyo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradda Waxbarshada Galmudug iyo Maamulka Degmada Gaalkacyo ayaa ka qeyb galey munaaasabad lagu dhiirigelinayay ardaydii kaalimaha hore ka galeyย  Imtixaanadkii dugsiyada sare ee dalka oo lagu qabtey Gaalkacyo.

Related posts

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
๐‘/๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐๐ก๐š๐ ๐š๐ฑ-๐๐ก๐ข๐ ๐š๐ฒ ๐—๐š๐ซ๐ฎ๐ง๐ญ๐š ๐’๐š๐ฒ๐ง๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐“๐ข๐ค๐ง๐จ๐จ๐ฅ๐จ๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐ž๐ž ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐’๐ˆ๐Œ๐€๐ƒ

Munaasabadda dhiiri gelinta ah ayaa sidoo kale abaal marino lagu guddoonsiiyay ardaydii kaalimaha hore ka galay Imtixaanaadka dugsiyada sare ee dalka, iyadoo ay ka qeyb galeen qaar ka mid ah waalidiinta ardayda dhalay.

Maamulka Dugsiga sare ee SYL Maxamed Maxamuud Samatar ayaa sheegay in todobo arday oo ka mid ah ardayda wax ka barata dugsiga sare ee SYL ay kaalimaha hore ka galeen Imtixaanka, isagoo macalimiinta iyo Waalidiinta uga mahadceliyay dadaalka ay u galeen waxbaridda ubadkooda.

Xirsi Yuusuf Barre duqa Degmada Gaalkacyo ee Galmudug ayaa sheegay inay tahay wax lagu farxo kaalimaha ay ardayda ka galeen imitixaanaadkii la qaaday, uuna rajeynayo in sanadka dambe hiigsan doonaan meel sare oo ay ku dadaalaan sare u qaadidda aqoonta ardayda Soomaaliyeed..

Isuduwaha Wasaaradda Waxbarashada Galmudug ee gobolka Mudug Axmed Jaamac Aadan ayaa sheegay inay tixgelin gaar ah siin doonaan ardayda kaalimaha hore ka gashay Imtixaanaadkii shahaadiga ahaa ee ay Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya ka qaaday ardayda ka baxday Dugsiyada sare ee Koonfurta iyo Bartamaha Soomaaliya.

Previous Post

Wafdi uu hogaaminayo Guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee aqalka sare oo lagu soo dhaweeyay Cadaado

Next Post

Jubbaland oo dayactireysa Buundooyinkii ku burburay fatahaaddii Webiga Jubba “SAWIRRO”

Next Post
Jubbaland oo dayactireysa Buundooyinkii ku burburay fatahaaddii Webiga Jubba “SAWIRRO”

Jubbaland oo dayactireysa Buundooyinkii ku burburay fatahaaddii Webiga Jubba "SAWIRRO"

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

๐‘/๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐๐ก๐š๐ ๐š๐ฑ-๐๐ก๐ข๐ ๐š๐ฒ ๐—๐š๐ซ๐ฎ๐ง๐ญ๐š ๐’๐š๐ฒ๐ง๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐“๐ข๐ค๐ง๐จ๐จ๐ฅ๐จ๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐ž๐ž ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐’๐ˆ๐Œ๐€๐ƒ

๐‘/๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐๐ก๐š๐ ๐š๐ฑ-๐๐ก๐ข๐ ๐š๐ฒ ๐—๐š๐ซ๐ฎ๐ง๐ญ๐š ๐’๐š๐ฒ๐ง๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐“๐ข๐ค๐ง๐จ๐จ๐ฅ๐จ๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐ž๐ž ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐’๐ˆ๐Œ๐€๐ƒ

October 15, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta dhagax-dhigay dhismaha xarunta cusub ee Sayniska iyo Tiknoolojiyadda...

Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay doorashooyinka 2-da Aqal iyo tan Madaxweynaha Dalka

Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay doorashooyinka 2-da Aqal iyo tan Madaxweynaha Dalka

October 15, 2026
0

Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa shaaciyay jadwalka doorashada xildhibaanada Labada Aqal ee BJFS iyo tan madaxweynaha...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka qeybgalay kulanka Qaran ee ka hortagga iyo la dagaallanka Fikirka Xagjirka

Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka qeybgalay kulanka Qaran ee ka hortagga iyo la dagaallanka Fikirka Xagjirka

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud iyo Masuuliyiin kale ayaa ka qeyb galaya Shirweynaha Qaran...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In