Tuesday, September 29, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wafdi uu hogaaminayo Guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee aqalka sare oo lagu soo dhaweeyay Cadaado

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
8 years ago
in Wararka
0
Wafdi uu hogaaminayo Guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee aqalka sare oo lagu soo dhaweeyay Cadaado
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiye ku-xigeenka Koowaad ee Aqalka Sare Dalka Abshir Maxamed Axmed iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray magaalada Cadaado ee xarunta Baarlamaanka Galmudug halkaasi oo ay ku soo dhaweeeyeen mas’uuliyiin ka tirsan Galmudug.

Related posts

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

September 29, 2026

Qeybaha bulshada ayaa sidoo kale ka qeyb qaatay soo dhaweynta wafdiga Guddoomiye ku-xigeenka Koowaad ee Aqalka sare.

Guddoomiyaha Degmada Cadaado Cabdullaahi Cabdiraxmaan Tootole oo saxaafadda kula hadlay garoonka diyaaradaha ee Cadaado ayaa sheegay in ay aad ugu faraxsanyihiin soo dhaweynta ay maanta u sameeyeen wafdiga uu hogaaminayo Guddoomiye ku-xigeenka Aqalka sare ee dalka.

Guddoomiye ku-xigeenka Koowaad ee Aqalka Sare Dalka Abshir Maxamed Axmed ayaa sheegay in socdaalka uu ku tegay Cadaado ay qeyb ka tahay u kuur gelidda xaaladda magaalada, isagoo xusay uu halkaasi ka hirgelin doono Maktabad laga helo macluumaad badan oo dhanka aqoonta ah.

“Aad iyo aad ayaan ugu faraxsanahay inaan soo booqano magaalada Cadaado oo ka mid Galmudug, waxaan samey doonaa inta aan joogo Maktabad u furo degmada Cadaado, taasi oo noqoneyso maktabad guud oo ay dhallinyaradu ka heli doonaan keydkii aqoonta iyo taariikh”ayuu yiri Abshir Bukhaari.

Mudane Abshir Bukhaari ayaa  horey magaalada Cadaado uga hirgeliyay mashaariic kala duwan oo ay ka faa’iideysteen qeybaha bulshada ee Degmada Cadaado ku nool.

Previous Post

Olole nadaafadeed oo ka socda Degmooyinka Gobolka Banaadir  +Sawirro

Next Post

Ardaydii kaalimaha hore ka galay Imtixaanaadkii shahaadiga oo kulan dhiiri gelin ah loogu sameeyay Gaalkacyo

Next Post
Munaasabad looga hadlayay Waxqabadka Ciidanka Xasilinta Booliiska Mudug oo lagu qabtay Gaalkacyo

Ardaydii kaalimaha hore ka galay Imtixaanaadkii shahaadiga oo kulan dhiiri gelin ah loogu sameeyay Gaalkacyo

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO)...

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

September 29, 2026
0

Urur Siyaasadeedka Talo-Qaran oo ka mid ah Ururada ka jira dalkeena oo maalmahan ololaha doorashooyinka ka waday qaar ka mid...

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa Magaalada Muqdisho ka furay shir lagu tijaabinayo diyaar-garowga...

𝐑𝐚𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐚𝐚𝐡𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐁𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐃𝐚𝐥𝐱𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚

𝐑𝐚𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐚𝐚𝐡𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐁𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐃𝐚𝐥𝐱𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚

September 29, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta duleedka magaalada Muqdisho ka furey Bandhigga Dalxiiska Soomaaliya oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In