Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ardaydii kaalimaha hore ka galay imtixaankii dowladda oo deeq Waxbarasho loo dirayo “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
8 years ago
in Wararka
0
Ardaydii kaalimaha hore ka galay imtixaankii dowladda oo deeq Waxbarasho loo dirayo “SAWIRRO”

????????????????????????????????????

0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn
    Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Feysal Cumar Guuleed, Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Waxbarashada iyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda,ayaa maanta kulan wadajira la qaatay 10-kii arday ee kaalmaha hore ka galay imtixaankii ay qaaday Wasaaradda Waxbarashada  ee 2017 iyo 2018-ka.

Related posts

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026

Madaxda Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta sare ee Xukuumadda Federaalka ayaa 10-ka ardey ee kaalmaha hore ka galay imtixaanka dowladda u ballan qaaday inay waxbarasho dibadda u diri doonto.

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Feysal Cumar Guuleed ayaa sheegay in mar walba Wasaaraddu ay diyaar u tahay kor u qaadista waxbarashadda ardayda Soomaaliyeed.

‘’Ka Wasaarad ahaan waajib ayaa naga saaran sidaan u dhisi laheyn aqoonta ardayda Soomaaliyeed,waxana naga go’an in aan meel sare gaarsiino arday kasta waxana ay qeyb ka tahay hamigeena dhow”ayuu yiri wasiir ku-xigeenka wasaaradda waxbarashada.

Wasiiru dowlaha Wasaaradda Waxbarashada Cabdiraxmaan Maxamuud Cabdulle (Jaabir) ayaa ardayda kala hadlay hamigooda ah heerka ay doonayaan in ay ka garaan Waxbarashada, wuxuuna u balan qaday in ka Wasaarad ahaan ay garab istaagi doonaan.

Agaasimaha guud ee Wasaaradda Waxbarashada Xasan Maxamed Cali ayaa sheegay in wax lagu farxo aytahay in ardayda Soomaaliyeed ay u diyaarsan yihiin in ay heer ka gaaraan waxbarashada.

Wasaaradda Waxbarashada ayaa wada dadaalo ku adan sidii kor loogu qaadi lahaaa Waxbarashada ardayda Soomaaliyeed, iyadoo deeqo waxbarasho loo diray ardey Soomaaliyeed kuwaasoo hadda wax ka barta dalalka Shiinaha, Suudaan, Itoobiya ,Ruushka iyo Masar.

Previous Post

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo Beyruut kaga qeyb galay shirka madaxeedka carbeed ee dhaqaalaha+Sawirro

Next Post

Duqa Muqdisho oo Qoys Soomaaliyeed ku wareejiyey guri muddo ka maqnaa “SAWIRRO”

Next Post
Duqa Muqdisho oo Qoys Soomaaliyeed ku wareejiyey guri muddo ka maqnaa “SAWIRRO”

Duqa Muqdisho oo Qoys Soomaaliyeed ku wareejiyey guri muddo ka maqnaa "SAWIRRO"

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In