Sunday, March 15, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Argagixisada Al-shabaab oo Dab qabasiiyay Gawaari Xamuul ah

caqiil by caqiil
4 years ago
in Wararka
0
Argagixisada Al-shabaab oo Dab qabasiiyay Gawaari Xamuul ah
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maleeshiyaad ka tirsan argagixisada Al-shabaab, ayaa waddada u galay gaadiid waday shixnado raashiin ah oo isaga kala gooshayay magaalooyinka Baladweyne iyo Maxaas ee gobolka Hiiraan, Ku dhawaad 15-gaari oo siday raashiin ayay maleeshiyada Al-Shabaab dab qabad siiyeen halka dadkii la socday ay laayeen.

Nabadoon Cilmi Maxamed Barre oo ka tirsan waxgaradka gobolka Hiiraan ayaa Warbaahinta Qaranka u sheegay in nabad-diidka Al-Shabaab ay gubeen gaadiid siday shixnado ganacsi, kuwaas oo ku sii socday degmada Maxaas iyo deegaanada ku xeeran kana soo baxay magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.

Related posts

Akhriso Afarta degmo ee isugu soo hartay tartanka

Akhriso Afarta degmo ee isugu soo hartay tartanka

March 15, 2026
Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

March 15, 2026

Weerarada argagixisada Al-shabaab ay u geysanayaan dadka shacabka ee ka soo hayaamay deegaanada abaaruhu saameeyeen ee ka tirsan gobolada Hiiraan iyo Galgaduud ayaa muujinaya in looga awood roonaaday howlgalada sida wadajirka ah ay u fulinayaan ciidamada dowladda iyo dadka deegaanadaas ku sugan.

Previous Post

Shirkii Baarlamaanada Afrika oo lagu soo gabagabeeyay Koonfur Afrika

Next Post

Dowladda oo cambaareysay weerarkii maanta ay argagixisada ku dileen dadka rayidka ah

Next Post
Dowladda oo cambaareysay weerarkii maanta ay argagixisada ku dileen dadka rayidka ah

Dowladda oo cambaareysay weerarkii maanta ay argagixisada ku dileen dadka rayidka ah

Akhriso Afarta degmo ee isugu soo hartay tartanka

Akhriso Afarta degmo ee isugu soo hartay tartanka

March 15, 2026
0

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa isku aadka wareegga  Afar dhamaadka ee tartanka oo ay isugu soo hareen...

Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

March 15, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo afur sharafeed ku maamuusay Safiirka Qatar

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo afur sharafeed ku maamuusay Safiirka Qatar

March 14, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa casuumaad afur-sharafeed ah ku maamuusay Danjiraha Dowladda aan walaalaha nahay...

Maxkamadda Ciidanka qalabka sida oo dil toogasho ku xakuntay  Dable NISA Mukhtaar Shakuur

Maxkamadda Ciidanka qalabka sida oo dil toogasho ku xakuntay Dable NISA Mukhtaar Shakuur

March 14, 2026
0

Dable NISA Mukhtaar Shakuur Amiin, ayaa lagu edeeyay dilka Marxuum Fatxi Cabdullahi Cabdi oo dhacay Taariikhdu markii ay aheyd Lix...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In